{"id":17004,"date":"2013-08-12T22:54:06","date_gmt":"2013-08-12T19:54:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17004"},"modified":"2013-08-12T22:56:49","modified_gmt":"2013-08-12T19:56:49","slug":"17004","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/17004\/","title":{"rendered":"Meydka Wiil 14, Sanno Jir Qoorta Laga Gowracay Oo Maanta Lagu Arkay Degmada Wada Jir Ee G\/Banaadir."},"content":{"rendered":"<p>Meydka wiilkaan ayaa waxaa laga<br \/>\nhelay halka la yiraahdo Jaayga ee<br \/>\nDegmada Kaxda, iyadoo meel ku<br \/>\ndhow ay deggan yihiin<br \/>\nCiidamada Midowga Afrika ee<br \/>\nAmisom, gaar ahaan Ciidamada<br \/>\nDowladda Burundi.<\/p>\n<p>Dhacdadaan oo lagu soo wargeliyay Maamulka Degmada<br \/>\nKaxda, ayaa waxay ku bexeen<br \/>\ngoobta lagu gowracay wiilka yar,<br \/>\nisla-markaana waxay ka<br \/>\nsameeyeen hawlgalo, lagu soo<br \/>\nqab qabtay laba Ruux Looga Shakiyey Iney ku Lug Leeyihiin.<\/p>\n<p>C\/wali Yuusuf Cumar Gudoomiyaha Degmada Kaxda ee<br \/>\nMaamulka Gobolka Banaadir ayaa wuxuu<br \/>\nxaqiijiyay wiilka maanta lagu<br \/>\ngowracay Degmadaasi Kaxda Iyadoona<br \/>\nGudoomiyaha Uu<br \/>\ncarabka ku dhuftay inay gowraca<br \/>\nwiilkaasi u soo qabteen laba nin,<br \/>\noo Geel raacato ah, oo uu<br \/>\nsheegay in lala xiriirinaayo<br \/>\ngowraca wiilka 14,Jirka Ah.<\/p>\n<p>Falkaani Ka Dhacay Degmada Wada Jir ayaa waxay<br \/>\nnoqoneysaa Kan ugu<br \/>\nhoreysay ee lagula kaco wiil yar,<br \/>\nisla-markaana loo soo qabto rag<br \/>\nlala xiriirinaayo, tallaabada lagu<br \/>\nGowracay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Meydka wiilkaan ayaa waxaa laga helay halka la yiraahdo Jaayga ee Degmada Kaxda, iyadoo meel ku dhow ay deggan yihiin Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, gaar ahaan Ciidamada Dowladda Burundi. Dhacdadaan oo lagu soo wargeliyay Maamulka Degmada Kaxda, ayaa waxay ku bexeen goobta lagu gowracay wiilka yar, isla-markaana waxay ka sameeyeen hawlgalo, lagu soo qab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17004","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17004","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17004"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17004\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17009,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17004\/revisions\/17009"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}