{"id":17002,"date":"2013-08-12T22:10:29","date_gmt":"2013-08-12T19:10:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=17002"},"modified":"2013-08-12T22:36:49","modified_gmt":"2013-08-12T19:36:49","slug":"17002","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/17002\/","title":{"rendered":"Askar Ka Tirsan Ciidamada Dowlda Oo Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha."},"content":{"rendered":"<p>Askartaani ayaa waxaa galabta lagu dilay<br \/>\nSuuqa weyn ee Bakaaraha, kadib<br \/>\nmarkii ay si gaadmo Ah u<br \/>\ntoogteen niman dhalinyaro ah,<br \/>\noo la sheegay inay bistoolado ku<br \/>\nhubeysnaayeen.<\/p>\n<p>Labadaani Askari ayaa wuxuu<br \/>\ndilkoodu uu gaar ahaan ka<br \/>\ndhacay Suuqa Dahabka, iyadoo<br \/>\nmid kamid ah uu ka tirsan yahay<br \/>\nCiidamada Minishiibiyada ee<br \/>\ncansuuraha qaada, halka midka<br \/>\nkalana uu xirnaa dareyska<br \/>\nCiidamada Militariga Waxaana Askariga xiran dareyska<br \/>\nMilitariga ayaa wuxuu<br \/>\nilaalinaayay askariga kale, xilli la<br \/>\nsheegay inuu ku hawlanaa<br \/>\nqaadista lacagaha canshuuraha.<\/p>\n<p>Kooxihii dilka geystay ayaa waxay<br \/>\nisaga baxsadeen goobtaasi, oo<br \/>\nay soo gaareen Ciidan kaloo ka<br \/>\ntirsan Dowladda, waxayna<br \/>\niminka ka wadaan hawlgalo Waxeyna Ciidamada Dowladda xireen<br \/>\nWadooyinka gala Suuqa Dahabka,<br \/>\nwaxayna ka baadi goobayaan<br \/>\ndambiile-yaashii geystay dilka<br \/>\nlabada askari<br \/>\nSidoo kalena Ciidamada ayaa waxay<br \/>\nhalkaasi ka qaadeen meydadka<br \/>\nlabada askari iyo qori AK47 ah,<br \/>\noo uu watay askarigii xirnaa<br \/>\ndareyska Militariga, oo<br \/>\nilaalinaayay askariga ka tirsan<br \/>\nMinishiibiyada.<\/p>\n<p>Maanta Barqanimadii ayay ahayd<br \/>\nmarkii Degmada Wadajir ee<br \/>\nGobolka Banaadir lagu qaarajiyay<br \/>\nnin askari ah, ayna baxsadeen<br \/>\nrag bistoolado ku hubeysnaa oo<br \/>\nmadaxa ka toogtay Askarigaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Askartaani ayaa waxaa galabta lagu dilay Suuqa weyn ee Bakaaraha, kadib markii ay si gaadmo Ah u toogteen niman dhalinyaro ah, oo la sheegay inay bistoolado ku hubeysnaayeen. Labadaani Askari ayaa wuxuu dilkoodu uu gaar ahaan ka dhacay Suuqa Dahabka, iyadoo mid kamid ah uu ka tirsan yahay Ciidamada Minishiibiyada ee cansuuraha qaada, halka midka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17002","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17002","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17002"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17005,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17002\/revisions\/17005"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}