{"id":16996,"date":"2013-08-11T21:12:13","date_gmt":"2013-08-11T18:12:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16996"},"modified":"2013-08-11T21:12:13","modified_gmt":"2013-08-11T18:12:13","slug":"maamulka-axmed-madoobe-oo-ku-amray-hayadaha-ka-howlgala-gudaha-kismaayo-inay-joojiyaan-shaqada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/maamulka-axmed-madoobe-oo-ku-amray-hayadaha-ka-howlgala-gudaha-kismaayo-inay-joojiyaan-shaqada\/","title":{"rendered":"Maamulka Axmed Madoobe oo ku amray hay\u2019adaha ka howlgala gudaha Kismaayo inay joojiyaan shaqada."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in maamulka Axmed Madoobe uu shaqada ka joojiyay howlaha Hay\u2019adaha gargaarka ay ka wadeen gudaha magaaladaas.<br \/>\nMaleeshiyaadka Maamulka Raaskambooni ayaa amar ku siiyay dhamaan hay\u2019adaha inaysan sameeynin wax dhaq dhaqaaq ah islamarkaasna aysan wax howlo ah aysan ka fulin Karin gudaha magaalada Kismaayo.<br \/>\nQaar kamid ah hay\u2019adaha ayaa sheegay inay arrintaan ka dambeysay kadib markii Maamulka Axmed Madoobe ay lacago baad oo xad dhaaf ah ay waydiisteen hay\u2019adahaas islamarkaasna hay\u2019adaha ay diideen inay bixiyaan lagacahaas.<br \/>\nLama oga halka ay ku dambeyn doonto xayiraadda Raaskambooyiinta ay kusoo rogeen hay\u2019adaha taas oo u muuqata mid culees sii saarayso taageeridda maamulka Axmed Madoobe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in maamulka Axmed Madoobe uu shaqada ka joojiyay howlaha Hay\u2019adaha gargaarka ay ka wadeen gudaha magaaladaas. Maleeshiyaadka Maamulka Raaskambooni ayaa amar ku siiyay dhamaan hay\u2019adaha inaysan sameeynin wax dhaq dhaqaaq ah islamarkaasna aysan wax howlo ah aysan ka fulin Karin gudaha magaalada Kismaayo. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16996","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16996","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16996"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16996\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16997,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16996\/revisions\/16997"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}