{"id":16991,"date":"2013-08-11T21:11:02","date_gmt":"2013-08-11T18:11:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16991"},"modified":"2013-08-11T21:11:02","modified_gmt":"2013-08-11T18:11:02","slug":"qaraxyo-ka-kala-dhacay-afgooye-iyo-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/qaraxyo-ka-kala-dhacay-afgooye-iyo-jowhar\/","title":{"rendered":"Qaraxyo ka kala dhacay Afgooye iyo Jowhar."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanayo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabelaha dhexe ayaa sheegaya in qarax xoogan ay maanta barqanimadii ka dhaceen gudaha magaaladaas kuwaas oo lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Somalia oo halkaas marayay.<br \/>\nSida ay sheegayaan goob joogayaal ku sugan magaalada Jowhar ayaa sheegay inay arkeen waxyeelo soo gaaray ciidamadaas laakin aysan xaqiijin Karin tirada qasaaro ee saxda ah.<br \/>\nQaraxaan ayaa bur bur u gaystay dhismooyin carshaan ka sameeysan oo ku yiilay goob ku dhow halka qaraxa uu ka dhacay.<br \/>\nDhinaca kale qarax kale oo aad u xoogan ayaa waxaa  uu ka dhacay isgoyska ex-controll ee degmada Afgooye kaas oo lala eegtay kolonyo ciidamada AMISOM oo goobtaas marayay.<br \/>\nGuddoomiye ku xigeenka degmada Afgooye Mahdi Axmed Xasan ayaa u sheegay warbaahinta inaysan wax qasaaro ah aysan soo gaarin ciidamada Amisom islamarkaasna qaraxa uu dhacay kadib markii ay dhaafeen halka uu ay ku aasneed miinada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanayo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabelaha dhexe ayaa sheegaya in qarax xoogan ay maanta barqanimadii ka dhaceen gudaha magaaladaas kuwaas oo lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Somalia oo halkaas marayay. Sida ay sheegayaan goob joogayaal ku sugan magaalada Jowhar ayaa sheegay inay arkeen waxyeelo soo gaaray ciidamadaas laakin aysan xaqiijin Karin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16991","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16991","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16991"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16991\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16993,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16991\/revisions\/16993"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16991"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16991"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16991"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}