{"id":16989,"date":"2013-08-11T21:10:20","date_gmt":"2013-08-11T18:10:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16989"},"modified":"2013-08-11T21:10:20","modified_gmt":"2013-08-11T18:10:20","slug":"ciidamada-ilaalada-waddooyinka-oo-sheegay-inay-la-socdaan-xernaanshaha-wadooyin-kamid-ah-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/ciidamada-ilaalada-waddooyinka-oo-sheegay-inay-la-socdaan-xernaanshaha-wadooyin-kamid-ah-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ciidamada ilaalada waddooyinka oo sheegay inay la socdaan xernaanshaha wadooyin kamid ah Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Cali Xirsi Barre Cali gaab oo ah taliyaha ciidamada ilaalada wadooyinka Taraafikada ayaa shir jaraa\u2019id uu ku qabtay magalaada Muqdisho kaga hadlay xernaanshaha wadooyinka qaar oo ay xertaan hay\u2019ado iyo safaarado.<br \/>\nWadada isku xirta Km4 iyo ilaa tarabuunka ayaa waxaa dhawaan xertay safaaradda dalka Turkiga kadib markii qarax ismiidaamin ah lala eegtay intii lagu guda jiray bisha Ramadaan halkaas oo sargaal turki  ah uu ku geeriyooday.<br \/>\nSidoo kale wadada isku xirta Km4 ilaa garoonka Diyaaradaha ayaa arkaysaa dhowr qeybood oo hay\u2019ado ka tirsan Qaramada midoobay iyo hay\u2019ado kale oo iyana iska xir xirtay wadooyin badan taas oo dhibaato ay kala kulmaan shacabka somaliyeed  kuwaas  oo ku dhibaatooda socoshada wadooyinkaas.<br \/>\nUgu dambeyn Taliyaha ciidamada Taraafikada General Cali Gaab ayaa sheegay inay la socdaan arrintas isla markaasna ay go\u2019aan kasoo saari doonaan isagoo xusay inay tahay kuwo amaanka lagu sugayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cali Xirsi Barre Cali gaab oo ah taliyaha ciidamada ilaalada wadooyinka Taraafikada ayaa shir jaraa\u2019id uu ku qabtay magalaada Muqdisho kaga hadlay xernaanshaha wadooyinka qaar oo ay xertaan hay\u2019ado iyo safaarado. Wadada isku xirta Km4 iyo ilaa tarabuunka ayaa waxaa dhawaan xertay safaaradda dalka Turkiga kadib markii qarax ismiidaamin ah lala eegtay intii lagu guda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16989","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16989","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16989"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16989\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16990,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16989\/revisions\/16990"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}