{"id":16987,"date":"2013-08-12T21:50:20","date_gmt":"2013-08-12T18:50:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16987"},"modified":"2013-08-12T22:42:18","modified_gmt":"2013-08-12T19:42:18","slug":"16987","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/16987\/","title":{"rendered":"Wafdi Uu Horkacayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Maanta Gaaray Dalka Uganda."},"content":{"rendered":"<p>Prof.Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka<br \/>\nSoomaaliya iyo<br \/>\nxubno uu horkacaayo, ayaa<br \/>\nwaxay taggeen Magaalada<br \/>\nKampala.<\/p>\n<p>Xubnaha Oo Uu Horkacayey Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxay<br \/>\ncasuumaad ka helayn<br \/>\nBaarlamaanka Uganda, taasina ay<br \/>\nsalka ku heyso socdaalkoodaan<br \/>\nMagaalada Kampala Ee Xarunta Dalkaasi Uganda.<\/p>\n<p>Dhinacyada ayaa waxaa lagu<br \/>\nwadaa inay kulamo ku yeeshaan<br \/>\nMagaalada Kampala, lamana<br \/>\ngaranaayo mudada ay qaadan<br \/>\ndoonto booqashadooda ku<br \/>\naadan Uganda<br \/>\nHa yeeshee inta ay jooggaan<br \/>\nMagaalada Kampala, ayaa la<br \/>\nfilayaa inay Baarlamaanka<br \/>\nUganda ka wada hadlaan arrimo<br \/>\ndhowr ah oo labada dhinac ku<br \/>\naadan, isla-markaana ay kala<br \/>\nsaxiixdaan heshiisyo.<\/p>\n<p>Wax yaabaha leesku waafaqo<br \/>\nheshiiska Kampala, ayaa waxay<br \/>\nGudoomiyaha Baarlamaanka iyo<br \/>\nxubnaha la socdaba, ay dib ugula<br \/>\nsoo laaban doonaan<br \/>\nXildhibaanada Baarlamaanka<br \/>\nSoomaaliya Iyadoona<br \/>\nProf. Jawaari la filayaa in uu<br \/>\ndhigiisa Uganda kaga<br \/>\nmahadceliyo, taageerada ay<br \/>\nDowladiisu ku taageereyso<br \/>\nDowladda Federalka ee<br \/>\nSoomaaliya.<\/p>\n<p>Prof.Max&#8217;ed Sh Cusmaan Jawaari iyo wefdi uu<br \/>\nhogaaminaayo, ayaa waxay<br \/>\nhorey u taggeen Magaalooyinka<br \/>\nOslo iyo London, oo ay kula soo<br \/>\nkulmeen Masuuliyiin ka kala<br \/>\ntirsan Xildhibaanada labadaasi<br \/>\ndal Ee Uganda Iyo Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Prof.Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo xubno uu horkacaayo, ayaa waxay taggeen Magaalada Kampala. Xubnaha Oo Uu Horkacayey Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxay casuumaad ka helayn Baarlamaanka Uganda, taasina ay salka ku heyso socdaalkoodaan Magaalada Kampala Ee Xarunta Dalkaasi Uganda. Dhinacyada ayaa waxaa lagu wadaa inay kulamo ku yeeshaan Magaalada Kampala, lamana garanaayo mudada ay qaadan doonto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16987","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16987","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16987"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16987\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17006,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16987\/revisions\/17006"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16987"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16987"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16987"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}