{"id":16982,"date":"2013-08-11T17:28:12","date_gmt":"2013-08-11T14:28:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16982"},"modified":"2013-08-11T17:28:12","modified_gmt":"2013-08-11T14:28:12","slug":"16982","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/16982\/","title":{"rendered":""},"content":{"rendered":"<p>General Axmed Xasan Maalin<br \/>\nTaliyihii Ciidamada Booliska ee<br \/>\nGobolka Banaadir, ayaa waxaa<br \/>\nloo geeyay warqadii xil ka<br \/>\nqaadista loogu sameeyay, isla-<br \/>\nmarkaana waxaa la xaqiijiyay<br \/>\ninuu aqbalay Waxaana Booska uu baneeyay General<br \/>\nAxmed Xasan Maalin,<br \/>\nsi kmg gaar ah loogu<br \/>\nmagacaabay Taliyaha qeybta<br \/>\nbartamaha ee Ciidanka Booliska<br \/>\nSoomaaliyeed General Garaad<br \/>\nNuur Cabdulle.<\/p>\n<p>Garaad Nuur Cabdulle<br \/>\nayaan la ogeyn in xilka si rasmi<br \/>\nah loogu soo magacaabi doono<br \/>\niyo in kale, laakiin Dowladda ayaa<br \/>\nwaxay xilliyada qaarkood ay si<br \/>\nkmg gaar ah xilalka Taliska<br \/>\nCiidanka ugu wareejisaa xubno<br \/>\nkale Oo Ay U Dhibto.<\/p>\n<p>General Maalin Tallaabada xil ka qaadista loogu<br \/>\nsameeyay ayaa<br \/>\nwaxay la xiriirtaa isbedelka ay<br \/>\nDowladdu ku sameyneyso<br \/>\nSaraakiisheeda, waxaana jiri<br \/>\ndoono kuwo kale oo xilalka laga<br \/>\nxayuubin doono maalmaha soo<br \/>\nsocda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>General Axmed Xasan Maalin Taliyihii Ciidamada Booliska ee Gobolka Banaadir, ayaa waxaa loo geeyay warqadii xil ka qaadista loogu sameeyay, isla- markaana waxaa la xaqiijiyay inuu aqbalay Waxaana Booska uu baneeyay General Axmed Xasan Maalin, si kmg gaar ah loogu magacaabay Taliyaha qeybta bartamaha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed General Garaad Nuur Cabdulle. Garaad Nuur Cabdulle [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16982","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16982","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16982"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16982\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16984,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16982\/revisions\/16984"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16982"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16982"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16982"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}