{"id":16979,"date":"2013-08-11T17:12:00","date_gmt":"2013-08-11T14:12:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16979"},"modified":"2013-08-11T17:17:08","modified_gmt":"2013-08-11T14:17:08","slug":"16979","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/16979\/","title":{"rendered":"Xasan Sheikh Max&#8217;ud Oo Gudoomiye Cusub U Magacaaway Gobolka Gal-Gaduud."},"content":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Max&#8217;uud Madaxweynaha Dowladda<br \/>\nFederalka ee Soomaaliya  ayaa<br \/>\nwuxuu maanta uu Gudoomiye u<br \/>\nmagacaabay Gobolka Galgaduud,<br \/>\noo dhaca Bartamaha Soomaaliya<br \/>\nWaxaana Wareegto ka soo baxday Xafiiska<br \/>\nMadaxweynaha Soomaaliya,Gudoomiyaha Maamulka<br \/>\nGobolka Galgaduud ee Dowladda<br \/>\nloogu soo magacaabay Xuseen<br \/>\nCali Weheliye \u201cCirfe\u201d.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Wareegtada ayaa waxaa lagu<br \/>\nsheegay in uu waqtigiisu<br \/>\ndhamaaday Gudoomiyihii hore<br \/>\nee Gobolka Galgaduud Axmed<br \/>\nYuusuf Xasan \u201cCiyow\u201d, taasina ay<br \/>\nkeentay magacaabista<br \/>\nGudoomiyaha cusub Iyadoona<br \/>\nSidoo kale wareegtada  lagu xusay in la soo<br \/>\ndhoweeyo, lana tix geliyo<br \/>\nmagacaabista uu Madaxweynuhu<br \/>\nGudoomiyaha Gobolka<br \/>\nGalgaduud ugu magacaabay<br \/>\nXuseen Cali Weheliye.<\/p>\n<p>Ninka la soo magacaabay oo ka<br \/>\ntirsan Siyaasiyiinta ka soo jeeda<br \/>\nGobolka Galgaduud, ayaa wuxuu<br \/>\nhorey uu uga arrimin jiray<br \/>\nDegmada Afgooye.<\/p>\n<p>Culumaa&#8217;udiinka Ahlu Sunada Gobolada Dhexe<br \/>\nayaa waxay toddobaadkii hore<br \/>\nay ka digtay in Gudoomiyaha<br \/>\nGobolka Galgaduud loo soo<br \/>\nmagacaabo xubin aan ka<br \/>\ntirsanayn Ahlu Sunna Waxaana Uu<br \/>\nGudoomiyaha Guud ee<br \/>\nCulima&#8217;udiinka Ahlu Sunada<br \/>\nGobolada Dhexe Macalin<br \/>\nMaxamuud Sheekh Xasan Faarax, sheegay inaan<br \/>\nGudoomiyaha Gobolka<br \/>\nGalgaduud loo soo magacaabi<br \/>\nkarin xubin aan ka tirsaneyn Ahlu<br \/>\nSunna Wal Jamaaca.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Max&#8217;uud Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya ayaa wuxuu maanta uu Gudoomiye u magacaabay Gobolka Galgaduud, oo dhaca Bartamaha Soomaaliya Waxaana Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya,Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Galgaduud ee Dowladda loogu soo magacaabay Xuseen Cali Weheliye \u201cCirfe\u201d. Sidoo Kale Wareegtada ayaa waxaa lagu sheegay in uu waqtigiisu dhamaaday Gudoomiyihii hore ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16979","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16979","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16979"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16983,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16979\/revisions\/16983"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}