{"id":16976,"date":"2013-08-11T01:47:07","date_gmt":"2013-08-10T22:47:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16976"},"modified":"2013-08-11T01:47:07","modified_gmt":"2013-08-10T22:47:07","slug":"masuul-ka-tirsan-al-shabaab-oo-sheegay-in-ciidamada-nabad-sugida-ay-ku-fashilmeen-sugida-amniga-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/masuul-ka-tirsan-al-shabaab-oo-sheegay-in-ciidamada-nabad-sugida-ay-ku-fashilmeen-sugida-amniga-muqdisho\/","title":{"rendered":"Masuul Ka Tirsan Al-shabaab Oo Sheegay In Ciidamada Nabad Sugida Ay Ku Fashilmeen Sugida Amniga Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Wakiilka Xarakadda Al-Shabab U Qaabilsan<br \/>\nGobaladda Baay iyo Bakool<br \/>\nSheekh Mahad oo la hadlayey<br \/>\nBoqoolal Dadweyne ah oo ku<br \/>\ndhaqan Magaaladda Xuddur ee<br \/>\nxarunta  Gobalka Bakool ayaa<br \/>\nwaxaa uu sheegey in 2 sano<br \/>\nkadib xaaladda Muqdisho ay<br \/>\ntahay mid sii xumaaneysa Islamarkaana Ay Sii Wadayaan Weerarada Ay La Bartilmaamedsanayaan Dowlada.<\/p>\n<p>Xarakadda<br \/>\nAl-shabaab ayaa waxa Ay<br \/>\nsheegeen in hay\u2019adda Nabad Sugidda ay gaabisey<br \/>\nShaqadeeda isla markaana<br \/>\nMagaaladda Muqdisho<br \/>\nAmaankeeda uu yahay Mid aan<br \/>\nla isku haleyn karin.<\/p>\n<p>Amaanka Magaaladda Muqdisho<br \/>\nayaa waxaa uu sheegey in aan la<br \/>\nisku haleyn karin isagoona<br \/>\ntusaale u soo qaatey in  naagta<br \/>\nShaaha Gada aysan isku halen<br \/>\nkarin halka ay ku<br \/>\nganacsaneyso Taasina Masuuliyadeeda Ay Leedahay Dowlada Maadaama Buu Yirr Ay Naga Adkaanweysay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Xarakadda Al-Shabab U Qaabilsan Gobaladda Baay iyo Bakool Sheekh Mahad oo la hadlayey Boqoolal Dadweyne ah oo ku dhaqan Magaaladda Xuddur ee xarunta Gobalka Bakool ayaa waxaa uu sheegey in 2 sano kadib xaaladda Muqdisho ay tahay mid sii xumaaneysa Islamarkaana Ay Sii Wadayaan Weerarada Ay La Bartilmaamedsanayaan Dowlada. Xarakadda Al-shabaab ayaa waxa Ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16976","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16976","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16976"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16976\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16978,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16976\/revisions\/16978"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16976"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16976"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16976"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}