{"id":16970,"date":"2013-08-11T01:28:33","date_gmt":"2013-08-10T22:28:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16970"},"modified":"2013-08-11T05:42:25","modified_gmt":"2013-08-11T02:42:25","slug":"16970","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/16970\/","title":{"rendered":"Maamulka Puntland Oo Dib U Soo Celisay Markab Gar Gaar U Siday Shacabka Ku Baahan Deeganadaasi."},"content":{"rendered":"<p>Puntland ayaa waxay maanta ku<br \/>\ndhawaaqday inay dib u celineyso<br \/>\nmarkab gargaar siday, una<br \/>\nrarnaa Hay\u2019adda Bisha Cas ee<br \/>\nWadanka Turkiga, iyadoo<br \/>\ngargaarka oo raashiin ahaa<br \/>\nloogu talla galay in loo qeybiyo<br \/>\ndadka ku dhaqan seddex kamid<br \/>\nah Degmooyinka Puntland Oo Uu Maamulo Mr.Faroole.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Puntland ayaa waxay wax<br \/>\nsiyaadeysan ku tilmaamtay<br \/>\ntallaabada xilligaan markabka<br \/>\ngargaarka ah loogu soo diray<br \/>\nDeegaanada Puntland, xilli<br \/>\nPuntland ay ku dhawaaqday inay<br \/>\nxiriirka u jartay Dowladda<br \/>\nFederalka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa La Ogsoonyahay  in<br \/>\nDeegaanada Puntland, ay ka jirto<br \/>\nabaaro, dadkuna ay u<br \/>\nbaahnaayeen gargaarka uu dib u<br \/>\nceliyay Maamulka Puntland C\/raxmaan Faroole Waxaana Maamulka<br \/>\nPuntland looga baahneyn<br \/>\ntallaabada uu ku dhaqaaqay, xilli<br \/>\ndadka reer Puntlan<br \/>\nay baahan Yihiin.<\/p>\n<p>Falkaani Lagu Soo Celiyey Markabkani Gargaar Ayaa Imaanay Xilli Dhawaan Ay Maamulka Puntland,<br \/>\nDowladda Turkiga uu ku eedeeyay, inay gargaarkeeda ku<br \/>\nkoobtay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa waxay maanta ku dhawaaqday inay dib u celineyso markab gargaar siday, una rarnaa Hay\u2019adda Bisha Cas ee Wadanka Turkiga, iyadoo gargaarka oo raashiin ahaa loogu talla galay in loo qeybiyo dadka ku dhaqan seddex kamid ah Degmooyinka Puntland Oo Uu Maamulo Mr.Faroole. Sidoo Kale Puntland ayaa waxay wax siyaadeysan ku tilmaamtay tallaabada xilligaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16970","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16970","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16970"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16970\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16977,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16970\/revisions\/16977"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16970"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16970"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16970"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}