{"id":16968,"date":"2013-08-09T23:07:57","date_gmt":"2013-08-09T20:07:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16968"},"modified":"2013-08-10T01:50:28","modified_gmt":"2013-08-09T22:50:28","slug":"16968","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/16968\/","title":{"rendered":"Diyaaradaha MuqdishoU Soo Daabuli Jirtay Qaadka Oo Galinkii Dambo Ee Maanta Soo Gaartay Garoonka Aadan Cade."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho Ayaa maanta Waxaa Ka Jirtay Qaad la\u2019aan Balse Galabta Ayaa<br \/>\nGaroonka Aadan Cadde ka soo<br \/>\ncaga dhigtay diyaarado Qaad<br \/>\nsida, oo ka soo amba baxay<br \/>\nMagaalada Nairobi Ee Kenya.<\/p>\n<p>Waxaa Si Joogta Ah Maalin Walbo Loo Keenaa Qaadka Magaalada<br \/>\nMuqdisho waxaana maanta dib u dhac uu ku yimid xilliyada<br \/>\ncaadiga ah ee Caasimada Qaadka<br \/>\nSoo Gaari Jirtay.<\/p>\n<p>Hakadka ku yimid Qaadka<br \/>\nMagaalada Muqdisho, ayaa waxaa sabab looga dhigay<br \/>\nburburka ku yimid diyaarada<br \/>\nMilitariga ee Itoobiya, oo saakay<br \/>\nuu dab ku qabsaday Garoonka<br \/>\nAadan Cadde Ee Muqdisho Iyadoona<br \/>\nIlaa laba diyaaradood Qaad Siday oo ka soo<br \/>\namba baxay dalka Kenya, Soona Gaartay Garoonka waxaa<br \/>\ngawaari xamuul ah looga soo<br \/>\ndaabulay Garoonka waxaana Sida Caadada Ah la geeyaa<br \/>\nhalka loo yaqaano Beerta Jaadka<br \/>\nee Degmada Hodan, halkaasoo<br \/>\nlagu kala qaybiyo, iyadoo dadka<br \/>\nka ganacsada Qaadka, ay u kala<br \/>\nqaadaan Degmooyinka Gobolka<br \/>\nBanaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho Ayaa maanta Waxaa Ka Jirtay Qaad la\u2019aan Balse Galabta Ayaa Garoonka Aadan Cadde ka soo caga dhigtay diyaarado Qaad sida, oo ka soo amba baxay Magaalada Nairobi Ee Kenya. Waxaa Si Joogta Ah Maalin Walbo Loo Keenaa Qaadka Magaalada Muqdisho waxaana maanta dib u dhac uu ku yimid xilliyada caadiga ah ee Caasimada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16968","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16968","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16968"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16968\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16971,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16968\/revisions\/16971"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16968"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16968"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16968"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}