{"id":16957,"date":"2013-08-09T22:45:35","date_gmt":"2013-08-09T19:45:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16957"},"modified":"2013-08-10T02:39:19","modified_gmt":"2013-08-09T23:39:19","slug":"diyaarad-hub-u-siday-ciidamada-amisom-oo-ku-bur-burtay-garoonka-diyaaradaha-aadan-cadde-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/diyaarad-hub-u-siday-ciidamada-amisom-oo-ku-bur-burtay-garoonka-diyaaradaha-aadan-cadde-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"Diyaarad Hub U Siday Ciidamada Amisom Oo Ku Bur Burtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Ee Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Garoonka Diyaaradaha<br \/>\nAadan Cadde ee Magaalada<br \/>\nMuqdisho, ayaa waxaa Ku burburtay<br \/>\ndiyaarad nooca xamuulka qaada<br \/>\nah, oo laga lee yahay dalka<br \/>\nItoobiya Taa Oo Saanado Hub Ah U Siday Ciidamada Amisom.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Diyaaradaan ayaa waxay ka soo<br \/>\namba baxday dalka Ethopia,<br \/>\nwaxayna hub u siday Ciidamada<br \/>\nMidowga Afrika ee Amisom,<br \/>\niyadoo uu qasdigu ahaa inay ku<br \/>\ndeggato goobta gaarka ah, ee ay<br \/>\nku  degtaan diyaaradaha<br \/>\nhubka u sida Ciidamada Amisom.<\/p>\n<p>Waxaa La Sheegay In Diyaaradaani Ay ka soo deggatay<br \/>\nqaybta Runway-ga ee xigta Xalane, waxayna afka ku<br \/>\ndhufsatay dhulka, taasoo keentay<br \/>\ninay si sahal ah u qarxaan hubkii<br \/>\nsaarnaa Intaasi Kadib ayaa waxay Ciidamada Amisom isku dayeen inay u gurmadaan<br \/>\ndiyaarada, kolkii ay ku dhowaadeen dhowr kamid ah<br \/>\ngaadiidka dab damiska ee<br \/>\nAmisom, Ayaaney U Suurobin In Ay ku<br \/>\nguuleystaan<br \/>\nWaxaana agagaarka Garoonka si weyn<br \/>\nlooga maqlaayay qaraxyadii ay<br \/>\nsameynayeen hubkii saarnaa<br \/>\ndiyaarada, iyadoona uuraha ka<br \/>\nbaxayay diyaarada uu huwada<br \/>\nisu Daray.<\/p>\n<p>Ugu Dambeyntii ayaa<br \/>\nwaxaa lagu guuleystay in la Damiyo dabkii qabsaday<br \/>\ndiyaarada, laakiin waxaa la<br \/>\nxaqiijiyay inuu burbur xoog leh<br \/>\nuu ku yimid diyaarada, isla-<br \/>\nmarkaana ay basbeeleen hubkii<br \/>\nsaarna.<\/p>\n<p>Diyaarada Bur Burtay ayaa La sheegay in<br \/>\nay la socdeen ilaa Iyo lix Ruux laba nin ayaa la xaqiijiyay inay<br \/>\ndhinteen, halka seddex kalana<br \/>\nilaa iyo iminka la ogyahay inuu<br \/>\ndhaawac Ka Soo Gaaray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa Ku burburtay diyaarad nooca xamuulka qaada ah, oo laga lee yahay dalka Itoobiya Taa Oo Saanado Hub Ah U Siday Ciidamada Amisom. Sidoo Kale Diyaaradaan ayaa waxay ka soo amba baxday dalka Ethopia, waxayna hub u siday Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, iyadoo uu qasdigu ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16957","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16957","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16957"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16957\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16959,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16957\/revisions\/16959"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16957"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16957"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16957"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}