{"id":16946,"date":"2013-08-07T15:24:05","date_gmt":"2013-08-07T12:24:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16946"},"modified":"2013-08-07T15:41:22","modified_gmt":"2013-08-07T12:41:22","slug":"ciidamo-ka-tirsan-dowladda-oo-qarax-lagula-eegtay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/ciidamo-ka-tirsan-dowladda-oo-qarax-lagula-eegtay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Oo Qarax Lagula Eegtay Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/qarax2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/qarax2.jpg\" alt=\"qarax2\" width=\"230\" height=\"239\" class=\"alignleft size-full wp-image-16301\" \/><\/a><br \/>\nWakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n<p>Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta Qarax Xoogan Lagula Eegtay Gudaha Degmada Yaaqshiid Ee Gobolka Banaadir <\/p>\n<p>Qaraxa ayaa Waxa Uu Ahaa Miino Nuuca Dhulka Lagu Aaso Waxana Lala Eegtay Gaari Nuuciisu uu Ahaa Qooqan oo ay Wateen Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo Marayey Deegaanka Mahad Alle Oo U dhaxeysa Isgoyska Caymiska Iyo Carafaada Ee DEgmada Yaaqshiid <\/p>\n<p>Gaariga Qaraxa Lala Eegtay ayaa Waxa Soo Gaaray Bur Bur Xoogan Waxaana Wararku Sheegayaan In Waxyeelo Daran ay Soo Gaartay Ciidamadii Saarnaa Gaariga <\/p>\n<p>Qaraxa oo ahaa Mid Dhawaqiisa Laga Maqlayey Deegaanada Ku Xeeran Degmada Yaaqshiid ayaa Waxa Uu Wacaal Ku Abuuray Shacabka Deganaa DEgmadaasi Oo Muddooyinkii Dambe Cabsi ay Soo Wajahday <\/p>\n<p>Qaraxa Ka Dib Waxaa Goobta Soo Gaaraya Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Soomaaliya Oo Durbo Goobta Ka Bilaabaya Baaritaano Xoogan  <\/p>\n<p>Ma Jiro Ilaa Iyo Haatan wax war ah Oo Laga Helayo Maamulka Dowladda Ee Degmada Yaaqshiid oo Ah Halka Uu Qaraxa Ka Dhacay Iyo Waliba Cid Sheegatay Masuuliyada Qaraxaasi  <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta Qarax Xoogan Lagula Eegtay Gudaha Degmada Yaaqshiid Ee Gobolka Banaadir Qaraxa ayaa Waxa Uu Ahaa Miino Nuuca Dhulka Lagu Aaso Waxana Lala Eegtay Gaari Nuuciisu uu Ahaa Qooqan oo ay Wateen Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo Marayey Deegaanka Mahad Alle Oo U dhaxeysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16946","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16946","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16946"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16948,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16946\/revisions\/16948"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}