{"id":16908,"date":"2013-08-04T17:47:02","date_gmt":"2013-08-04T14:47:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16908"},"modified":"2013-08-04T17:51:26","modified_gmt":"2013-08-04T14:51:26","slug":"raisul-wasaare-saacid-oo-xalay-saqdii-dhexe-kormeeray-qaar-ka-mid-ah-isgoysyada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/raisul-wasaare-saacid-oo-xalay-saqdii-dhexe-kormeeray-qaar-ka-mid-ah-isgoysyada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Raisul wasaare Saacid oo xalay saqdii dhexe kormeeray qaar ka mid ah isgoysyada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/08\/Saacid.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/08\/Saacid.jpeg\" alt=\"Saacid\" width=\"259\" height=\"195\" class=\"alignleft size-full wp-image-16919\" \/><\/a>Ra\u2019isul wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo ay wehliyeen, saraakiil ciidan iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa waxay kormeer ku sameeyeen xalay 10 ka mid ah isgoysyada ugu muhiimsan magaalada Muqdisho, iyagoo soo arkay howlgallo ay wadeen ciidamada dowladda Somalia.<br \/>\nRa\u2019iisul wasaaraha ayaa saqdii dhexe ee xalay ku lugeeyay jidka Sodonka ee magaalada Muqdisho, waxaana uu halkaas kula kulmay dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku ciyaarayey iyadoo ra\u2019iisul wasaaruhu uu mid-mid u gacan-qaaday kana wareystay xaaladdooda iyo sida uu yahay amaanka degaanka.<br \/>\nIsgoysyada kale ee uu ra\u2019iisul wasaaruhu kormeeray ayaa waxaa ka mid ah Sanca, Fagax Beexaani, iyo kuwo kale iyagoo isgoysyadaas kula kulmay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo waday howlgallo kala duwan.<br \/>\nKormeerka ka hor ayaa Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) waxaa uu isla kulan ballaaran oo amniga looga hadlay la qaatay hey\u2019adaha ammaanka dowladda.<br \/>\nKulanka oo uu shir guddoominayay Ra\u2019iisul wasaarahaayaa waxaa ka soo qeyb-galay wasiirada Cadaalada iyo Arrimaha Diinta, wasiirka, Warfaafinta, wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga, Agaaasimaha guud ee hey\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda, Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Taliyayaasha ciidammada Xoogga iyo Booliska iyo saraakiil kale.<br \/>\nRa\u2019iisul wasaare Shirdoon oo Kulanka gabagabadiisa ka hadlay ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyey ujeedada kulankan oo uu xusay inuu qeyb ka yahay diyaargarow ugu dambeeyey ay dowladdu ku jirto, isbadel dhinaca ammaanka ah oo laga sameynayo Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019isul wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo ay wehliyeen, saraakiil ciidan iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa waxay kormeer ku sameeyeen xalay 10 ka mid ah isgoysyada ugu muhiimsan magaalada Muqdisho, iyagoo soo arkay howlgallo ay wadeen ciidamada dowladda Somalia. Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa saqdii dhexe ee xalay ku lugeeyay jidka Sodonka ee magaalada Muqdisho, waxaana uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16908","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16908","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16908"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16908\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16920,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16908\/revisions\/16920"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16908"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16908"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16908"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}