{"id":16903,"date":"2013-08-04T00:04:53","date_gmt":"2013-08-03T21:04:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16903"},"modified":"2013-08-04T05:50:52","modified_gmt":"2013-08-04T02:50:52","slug":"agaasimihii-hore-nabad-sugidda-somalia-oo-beeniyay-eedeymo-ay-u-soo-jeediyeen-kooxda-monitoring-group","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/agaasimihii-hore-nabad-sugidda-somalia-oo-beeniyay-eedeymo-ay-u-soo-jeediyeen-kooxda-monitoring-group\/","title":{"rendered":"Agaasimihii hore Nabad Sugidda Somalia oo beeniyay Eedeymo ay u soo jeediyeen kooxda Monitoring Group."},"content":{"rendered":"<p>Axmed Macalin Fiqi oo ahaa agaasimihii hore ee hay\u2019adda Nabad Sugidda qaranka Somalia ayaa ka hadlay markii ugu horeeysay eedeymo loo soo jeediyay oo ku aadan inuu la shaqeeyay kooxda AL Shabab.<br \/>\nAgaasimihii hore ee ciidamada nabad sugidda Axmed Macalin Fiqi ayaa beeniyay warbixin ay dhawaan soo saareen guddiga la socodka arrimaha Somalia iyo Eritrea oo ku eedeyay agaasimaha inuu la shaqeen jiray kooxda mucaaradka ku ah dowladda Somalia ee AL Shabab.<br \/>\n\u201ckooxda Monitoring group waa kuwo aan warbixinadooda xaqiiqda ka fog oo qorey warbixinno aan runta ka fog waxaana leeyahay waxbo kama jiraan wararkaas ayuu yiri Axmed Macalin Fiqi oo la hadlay warbaahinta gudaha dalka Somalia.<br \/>\nAxmed Macalin Fiqi ayaa xilligii uu joogay xafiiska si weyn ay u shaqeen jireen ciidamada nabad sugidda iyadoo taliyaha cusub ee haatan la magacaabay la sheegay inay yartahay wada shaqeeenta kala dhaxeeyso ciidamada nabad sugidda isla markaasna qaaar kamid ah ciidamadaas iyagoo lacago shaxaad ah raad sanaya lagu dillay deegaano kamid ah muqdisho maadaama aan lacag la\u2019aan weyn ay soo wajahday tan iyo markii la magacaabay Bashiir Goobe.<br \/>\nSi kastaba kooxda qaramada midoobay ay u xilsaartay la socodka arrimaha Somalia iyo Eritrea ayaa soo saaray warbixino badan oo shaqsiyaad badan ku eedeyay inay ku lug leeyihiin dhibaatada dalka Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axmed Macalin Fiqi oo ahaa agaasimihii hore ee hay\u2019adda Nabad Sugidda qaranka Somalia ayaa ka hadlay markii ugu horeeysay eedeymo loo soo jeediyay oo ku aadan inuu la shaqeeyay kooxda AL Shabab. Agaasimihii hore ee ciidamada nabad sugidda Axmed Macalin Fiqi ayaa beeniyay warbixin ay dhawaan soo saareen guddiga la socodka arrimaha Somalia iyo Eritrea [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16903","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16903","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16903"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16903\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16905,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16903\/revisions\/16905"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}