{"id":16895,"date":"2013-08-02T21:11:33","date_gmt":"2013-08-02T18:11:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16895"},"modified":"2013-08-03T01:12:42","modified_gmt":"2013-08-02T22:12:42","slug":"shalay-oo-ku-beegnayd-maalintii-uu-geeriyooday-general-caydiid-17-sanno-kadib","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/shalay-oo-ku-beegnayd-maalintii-uu-geeriyooday-general-caydiid-17-sanno-kadib\/","title":{"rendered":"Shalay oo ku beegnayd Maalintii uu geeriyooday General Caydiid 17 sanno kadib."},"content":{"rendered":"<p>1 ogosto oo ku beegan Maanta waxaa laga joogaa 17 sano Geerida Mujaahid Jen Maxamed Faarax Xasan Ceydiid oo ku Geeryooday Muqdisho Maanta oo kale 1 Ogosto 1996 waxaana Hogaamiyahaan oo ahaa Xiligaasi Madaxweynihii Dowladii Salbalaar iyo Gudoomiyihii Isbaheysigii SNA uu qeyb libaax leh ka sooq aatay halgankii adkaa ee lala galay Dowladii Milatariga aheyd isagoo hogaaminayya Ururkii USC ee ka sasaray Muqdisho iyo Gobolada Koonfureed Rajiimkii Maxamed siyaad Bare.<br \/>\nAUN Jen Ceydiid waxa uu ahaa Hogaamiye Hal adag oo markasta ka jiba keena Talaabada uu qaadayo isgaoo lagu xasuusto sida markasta uu uga soo horjheedi jiray in Gumeysi gacanta u galo Soomaaliya,waxana Dowladii Salbalaar ee uu kaga dhawaaqay Xarunta SNA ee ku tiilay Xaafada Boosniya ee degmada Hodan 15-6-1995tii ka hor yimid Caqabado kala gadisan iyo Dagaalo taasoo keentay inuu geeryoodo Marxuumka Maanta laga joogo Geeridiisa 17 Sanadood.<br \/>\nMarxuum Jen Ceydiid Dowladii uu hogaaminayay ee Salbalaar waxa ay noqotay Dowladii ugu Madaxweyne ku xigeen badneyd waxaana ka soo dhex muuqday 6 madaxweyne ku xigeen oo ay ka mid ahaayeen Marxuum Cabdiraxmaan Axmed Cali Tuur, Maxamed Xaaji aadan Marxuum Maxamed Nuur Caliyoow, Hilowle imaan Cumar. Marxuum Maxamed Cabdi Xasharo, iyo Mr Cabdirashiid oo isagu ka soo jeeday beesha Mareexaan,waxana Dowladaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir u ahaa AUN Maxamed Cumar xabeeb Maxamed Dheere,iyadoowasiirada Arimaha Gudaha,Maaliyada ay kala ahaayeen Maxamed Qanyare afrax iyo Cabdi Cabdulle saciid Jini boqor.<br \/>\n4tii ogosto 1996 waxa Buuxiyay Booskii uu ka geeryooday AUN Jen Maxamed farax Ceydiid wiilkiisa Xuseen Maxamed Ceydiid oo loo doortay Maalinjtaasi Madaxweynaha Dowlada Salbalaar iyo Gudoomiyaha SNA.<br \/>\nMaamulkaasi waxaa ka horyimid oo DFagaal la galay jabhadii RRA ee uu hogaaminayay Marxuum Col Xasan Shaatigaduud iyowaliba Ururkii USa-SNA-da Garabkii uu Hogaaminayay Cismaan Caato iyo hogaamiye kooxeedka Muuse suudi yalaxoow kuwaaoso kula dagaalamayay Deegaano ku yaalay degmooyinka Hodan iyo Wadajir.<br \/>\nMarxuum Jen Ceydiid waxa lagu aasay 1 ogosto 1996 oo Maanta ay ka soo wareegtay 17 sano qabuure ku Yaala xaafada waxar cade ee degmada Huriwaawaxaana Jananka Geridiisa ka naxay Shacabka Soomaaliyeed Gaar ahaan tageerayaashii SNA opo Malaintaasi si weyn uga murugoodeen Geerida Marxuum Ceydiid Taasoo laga dareemay Magaalada Muqdisho<br \/>\n17kii sano ee uu mootanaa Marxuumka Siyaasada Soomaaliya waxaa ku dhacay jahwareer iyo isbadal xoogaan waxaana xusid mudan inay sii kordheen dagalada ka soconaya Soomaaliya oo Haatan maraya Marxaladii ugu adkeyd waxana dagaalka siyaasadeysan uu isku badalay mid u dhaxeeya Dowlada Soomaaliya oo Garab ka helaya Amisom iyo xarakada Alshabaab iyadoo Dagaalkuna wali soo afjarmin laguna kala bixin waxaan wali ay Alshabaab ka taliyaan deegaano ka mida kuwii horay ay u qabsadeen walow intooda badan laga Saaray.<br \/>\nHadii shalay siyaasada Soomaaliya ay ku koobneyd Calina Gar leh Ceydiidna gar leh maanta Xaal ceynkee ah ayey taagan tahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>1 ogosto oo ku beegan Maanta waxaa laga joogaa 17 sano Geerida Mujaahid Jen Maxamed Faarax Xasan Ceydiid oo ku Geeryooday Muqdisho Maanta oo kale 1 Ogosto 1996 waxaana Hogaamiyahaan oo ahaa Xiligaasi Madaxweynihii Dowladii Salbalaar iyo Gudoomiyihii Isbaheysigii SNA uu qeyb libaax leh ka sooq aatay halgankii adkaa ee lala galay Dowladii Milatariga aheyd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16895","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16895","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16895"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16895\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16896,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16895\/revisions\/16896"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16895"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16895"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16895"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}