{"id":16888,"date":"2013-08-02T22:04:12","date_gmt":"2013-08-02T19:04:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16888"},"modified":"2013-08-03T01:04:48","modified_gmt":"2013-08-02T22:04:48","slug":"ilko-xanaf-oo-loo-jeediyay-eedaymo-salka-ku-haya-arrimaha-garsoorka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/ilko-xanaf-oo-loo-jeediyay-eedaymo-salka-ku-haya-arrimaha-garsoorka\/","title":{"rendered":"Ilko Xanaf Oo Loo Jeediyay Eedaymo Salka Ku Haya Arrimaha Garsoorka."},"content":{"rendered":"<p>gudoonka maxkamadda sare ee dowladda somalia Caydiid C\/llaahi \u201cIlko-xanaf\u201d ayaa dusha looga tuuray eedayn gaamurtay oo ka turjumaysa qaabka uu uga shaqeeyo arrimaha garsoorka.<br \/>\nQaar ka mid ah abukaatayaasha maxkamada sare ayaa gudoomiye ilko xanaf ku tilmaamay inuu yahay shakhsi aan fahan sanayn farqiga u dhexeeya caddaalad xumada iyo caddaalada.<br \/>\nSidoo kale abuukaatah ayaa cadeeyey in gudoomiyuhu aanu qaadi karin dacwadaha cul culus ee ay k amidka yihiin, hantida ma guurtada ah ee lagu muransan yahay ama la isku haysto, isla markaana uu ku xukumo go\u2019aamo aan caddaalad ahayn sharcigana aan ku qornayn.<br \/>\nGaryaqaanka ayaa sidoo kale tilmaamay in Caydiid Ilko Xanaf uu ku xadgudbay shaqada loo igmaday oo ah inuu umada somaliyeed ku dhaqo cadaalad iyo sinnaan.<br \/>\n \u201c Waa nin da\u2019diisu ay ka sareyso 65-sano,  waxaana la arki jiray garsoore umada u dhexeeya oo xaqiiqadu u muuqato, hase ahaatee ilko xanaf xeerka garsoorka qaranka laftiisu ma ogolaanayo in qof noocaas ah lagu aamino garsoorka dalka\u201d Garyaqaan Cabdi Rashiid ayaa sidaasi sheegay.<br \/>\nGaqyaqaanka ayaa sheegay in ay jiraan kiisas badan oo maxkamadda soo gaadhay , isla markaana uu ugu muhiimsanyahay , dacwad la keenay maxkamadda oo la xiriirta dhul la isku haysto , isagoona shegay in maxkamaddu illaa hada aysan go\u2019aan rasmi ah ka gaadhin caddaaladana ay ka fogaatay.<br \/>\nDocda kale gudoonkamaxkamadda sare ee dalka Caydiid C\/llaahi Ilko Xanaf illaa iyo waqtigan wax jawaab ah kama uusan bixin eedaynta uga timi qaar ka mid ah garyaqaanada somaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>gudoonka maxkamadda sare ee dowladda somalia Caydiid C\/llaahi \u201cIlko-xanaf\u201d ayaa dusha looga tuuray eedayn gaamurtay oo ka turjumaysa qaabka uu uga shaqeeyo arrimaha garsoorka. Qaar ka mid ah abukaatayaasha maxkamada sare ayaa gudoomiye ilko xanaf ku tilmaamay inuu yahay shakhsi aan fahan sanayn farqiga u dhexeeya caddaalad xumada iyo caddaalada. Sidoo kale abuukaatah ayaa cadeeyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16888","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16888","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16888"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16888\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16889,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16888\/revisions\/16889"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16888"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16888"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16888"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}