{"id":16880,"date":"2013-08-02T00:21:47","date_gmt":"2013-08-01T21:21:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16880"},"modified":"2013-08-02T00:41:10","modified_gmt":"2013-08-01T21:41:10","slug":"16880","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/16880\/","title":{"rendered":"2Kamid Ah Baalayaasha Cad Ceeda Ku Shaqeya Oo Maanta Mar Kale Qarax Miino Lagula Eegtay Wadada Makka Al-Mukarama."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo Ay Waayahaanba Soo Kordhayeen Ugaarsiga Baalayaasha Qoraxda Ku Shaqeyso Ayaa Maantey Labo kamid ah Baalayaashaasi Oo<br \/>\nsurnayd wadadda Makka Al Mukarama lagu qarxiyay kadib markii Loo Adeegsaday miino nooca rimuutka.<\/p>\n<p>Qaraxa Lala Eegtay Baalayaashaan oo kamid ah<br \/>\nkuwa ku shaqeeya nalalka cad-<br \/>\nceeda ee Magaalada Muqdisho<br \/>\nwaayahan dambe si aad ah looga<br \/>\nisticmaalayey ayaa saaka aroortii<br \/>\nsaacada markii ay aheyd 06:40<br \/>\nlagu qarxiyay wadada Maka Al-<br \/>\nMukarama ee Magaalada<br \/>\nMuqdisho Gaar Ahaan<br \/>\nNawaaxiga guriga shaqaalaha.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Baalaha 2-Aad ayaa waxaa lagu<br \/>\nqarxiyay nawaaxiga halka loo<br \/>\nyaqaan Trepiano halkaasi oo isna<br \/>\nmiino ku xirneyd lagu qarxiyay<br \/>\nsida La<br \/>\nxaqiijiyey.<\/p>\n<p>Marka Laga Reebo Baalayaasha Ayaa Qaraxa waxaa<br \/>\ndhaawac uu Ka soo gaaray ruux<br \/>\nkamid ahaa kuwa ku shaqeesta<br \/>\ngaari dameerka oo usii kalahayey<br \/>\ngoob shaqo kaasi oo ku<br \/>\ndhaawacmay qaraxaasi miinada<br \/>\nah ee lagu qarxiyay mid kamid ah<br \/>\nbaalayaasha qoraxda ku<br \/>\nshaqeeya Ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Dadka Shacabka Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada Muqdisho Ayaa Su\u2019aasha Ay Isweydiinayaan waxa ay tahay,<br \/>\nSidee ayeey ku suurageli kartaa<br \/>\nin la qarxiyo labo kamid ah<br \/>\nbaalayaasha wadada Maka Al-<br \/>\nMukarama ka taagan,xilli halkaasi<br \/>\nhabeen iyo maalin ay joogaan<br \/>\nciidanka Booliiska oo gaadiidka<br \/>\nhalkaasi mara baaritaano kala<br \/>\nduwan ay ku sameeyaan?.<\/p>\n<p>Qarxinta Baalayaashani Ayaanan Aheyn Markii Ugu Horeysay Horay ayaa sidan oo kale waxaa<br \/>\nMuqdisho loogu qarxiyay dhowr<br \/>\nbaalayaal oo nooca qoraxda ku<br \/>\nshaqeeya ah kadib markii sidan<br \/>\noo kale miinooyin iyo bambooyin<br \/>\nlagu weeraray Iyadona Aysan Jirin Cid Loo Soo Qabtay Falkaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo Ay Waayahaanba Soo Kordhayeen Ugaarsiga Baalayaasha Qoraxda Ku Shaqeyso Ayaa Maantey Labo kamid ah Baalayaashaasi Oo surnayd wadadda Makka Al Mukarama lagu qarxiyay kadib markii Loo Adeegsaday miino nooca rimuutka. Qaraxa Lala Eegtay Baalayaashaan oo kamid ah kuwa ku shaqeeya nalalka cad- ceeda ee Magaalada Muqdisho waayahan dambe si aad ah looga isticmaalayey ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16880","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16880","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16880"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16884,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16880\/revisions\/16884"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}