{"id":16879,"date":"2013-08-01T23:50:11","date_gmt":"2013-08-01T20:50:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16879"},"modified":"2013-08-02T00:04:30","modified_gmt":"2013-08-01T21:04:30","slug":"16879","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/16879\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidamada Boliiska Iyo Kan Nabad Sugida Oo Maanta Hortagay Golaha Waziirada Xukuumadda Saacid."},"content":{"rendered":"<p>Shir Ay Maanta Yeesheen Golaha Wasiiradda ee<br \/>\nXukuumadda Federaalka<br \/>\nSoomaaliya ayaa Waxaa shir gudoominayey<br \/>\nRa\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada<br \/>\nMudane Cabdi Faarax Shirdoon<br \/>\n\u201cSaacid\u201dWaxaana su\u2019aalo lagu<br \/>\nweydiiyay Taliyeyaasha Boliiska<br \/>\niyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Golaha Waziirada Kulankaani ay Maanta Yeesheen Ayaa inta badan looga<br \/>\nhadlay arrimaha ku aadan sugida<br \/>\namniga ee dalka, waxayna<br \/>\ngoluhu warbixino la xariira<br \/>\nammaanka ka dhegeysteen<br \/>\nTaliyaha Boliiska Soomaaliyeed<br \/>\nJen. Cabdixakiin Daahir \u201cSaacid\u201d,<br \/>\niyo Jen. Bashiir Maxamed Jaamac,<br \/>\niyaga oo ka warbixiyay<br \/>\nhowlgalada ay ciidamadu<br \/>\nwadaan ee lagu sugayo<br \/>\nammaanka, Wexeyna sheegen in<br \/>\n24 saac kasta ay ciidamada<br \/>\nammaanku baajiyaan falal lidi ku<br \/>\nah ammaanka.<\/p>\n<p>Ugu Horeyn Taliyaha Booliska ayaa waxa uu ka warbixiyay kooxo qarxiyay<br \/>\nlabo ka mid ah baalayaasha ku<br \/>\nshaqeeya Cadceeda oo ku yaala<br \/>\nwadada Makka al Mukarama,<br \/>\nisaga oo tilmaamay inay soo<br \/>\nqabteen dad looga shakisan<br \/>\nyahay inay ka dambeeyeen<br \/>\nfalkaasi, ayna haatan ku jiraan<br \/>\nxarunta dambi baarista ee CID-<br \/>\nda, ayna soo bandhigi doonaan<br \/>\nnatiijada baaritaankaasi Ka Soo Baxda.<\/p>\n<p>Gen.Bashiir Goobe Oo Ah taliyaha<br \/>\nNabad Sugida Ayaa Sidoo Kale<br \/>\nxusay in ay laba Jibaarayaan<br \/>\nfalalka ay uga hortagayaan<br \/>\nkooxaha caadeystay inay amniga<br \/>\nshacabka khal khal Galiyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir Ay Maanta Yeesheen Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Waxaa shir gudoominayey Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon \u201cSaacid\u201dWaxaana su\u2019aalo lagu weydiiyay Taliyeyaasha Boliiska iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliya. Golaha Waziirada Kulankaani ay Maanta Yeesheen Ayaa inta badan looga hadlay arrimaha ku aadan sugida amniga ee dalka, waxayna goluhu warbixino la xariira ammaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16879","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16879","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16879"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16879\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16882,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16879\/revisions\/16882"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16879"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16879"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16879"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}