{"id":16877,"date":"2013-08-01T23:29:38","date_gmt":"2013-08-01T20:29:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16877"},"modified":"2013-08-01T23:54:53","modified_gmt":"2013-08-01T20:54:53","slug":"16877","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/16877\/","title":{"rendered":"Ciidamo Kawada Tirsan Dowlada Oo Maanta Irasaaseyn Dhimasho Iyo Dhaawac Sababtay Ku Dhexmartay Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Wiil Yar Oo Caseeye Ahaa Ayaa Ku Geeriyooday Ku dhawaad 10 askarina Wey ku<br \/>\ndhaawacantay kadib markii Ay<br \/>\nciidamo ka Wadatirsan Dowladda<br \/>\nSoomaaliya ay maanta ku<br \/>\ndagaalameen Magaalada<br \/>\nMuqdisho Gaar Ahaan<br \/>\nIsgoyska Banaadir.<\/p>\n<p>Dagaalka Ayaa Yimid Kadib markii ciidan ka tirsan<br \/>\nDowladda gaar ahaan ciidanka<br \/>\nBirmadka Booliiska ay xirteen<br \/>\nwadadaasi Waxaana<br \/>\nCiidamo kale oo ka tirsan kuwa<br \/>\nMilateriga oo aan si rasmi ah loo<br \/>\nogeyn inay ciidankaan wadada<br \/>\nxirtay ay soo weerareen iyo<br \/>\nciidanka Birmadka ayaa ku<br \/>\ndagaalamay Goobtaasi halkaasi oo<br \/>\nmuddo 30-daqiiqo ah uu<br \/>\ndagaalka ku dhexmaray labada Maleeshiyo.<\/p>\n<p>Sida La Xaqiijiyey dagaalka labada<br \/>\nciidan dhexmaray Waxa Uu khasaaraha<br \/>\nugu badan soo gaaray<br \/>\nciidanka Dowladda Soomaaliya<br \/>\nee halkaasi ku dagaalamay marka<br \/>\nlaga soo tago wiilka caseeyaha<br \/>\nah ee halkaasi ku Dhintay Waxaana<br \/>\nCiidankii wadada xirtay lasoo wariyay inay ka gadoodsan<br \/>\nyihiin mushaar la\u2019aan soo<br \/>\nfoodsaartay.<\/p>\n<p>Ma Jiro Illaa Iyo Haatan hadal Ka Soo Baxay saraakiisha ciidanka<br \/>\nBooliiska Soomaaliyeed Iyadoona Had Iyo Jeeraale Ay<br \/>\nCiidanka Dowladda  xilliyada<br \/>\nqaar sidaan oo kale uxirta<br \/>\nwadooyinka qaar ee Magaalada<br \/>\nMuqdisho,iyaga oo ka cabanaya<br \/>\nmushaar la\u2019aan soo Wajahday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wiil Yar Oo Caseeye Ahaa Ayaa Ku Geeriyooday Ku dhawaad 10 askarina Wey ku dhaawacantay kadib markii Ay ciidamo ka Wadatirsan Dowladda Soomaaliya ay maanta ku dagaalameen Magaalada Muqdisho Gaar Ahaan Isgoyska Banaadir. Dagaalka Ayaa Yimid Kadib markii ciidan ka tirsan Dowladda gaar ahaan ciidanka Birmadka Booliiska ay xirteen wadadaasi Waxaana Ciidamo kale oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16877","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16877","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16877"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16877\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16881,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16877\/revisions\/16881"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16877"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16877"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16877"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}