{"id":16872,"date":"2013-08-01T04:01:55","date_gmt":"2013-08-01T01:01:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16872"},"modified":"2013-08-01T04:01:55","modified_gmt":"2013-08-01T01:01:55","slug":"maxed-yariisow-waa-wax-laga-xumaado-in-uu-hadal-been-ah-ku-hadaaqo-waziirka-gaashaan-dhiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/maxed-yariisow-waa-wax-laga-xumaado-in-uu-hadal-been-ah-ku-hadaaqo-waziirka-gaashaan-dhiga\/","title":{"rendered":"&#8220;Max&#8217;ed Yariisow&#8221; Waa Wax Laga Xumaado In Uu Hadal Been Ah Ku Hadaaqo Waziirka Gaashaan Dhiga."},"content":{"rendered":"<p>Kadib Hadalkii shalay Ee Wasiirka<br \/>\nGaashaandhiga Xukuumadda<br \/>\nSoomaaliya Baarlamaanka uu ka<br \/>\nhor sheegay tiro isbaarooyin ah<br \/>\noo yaala Gobalka Shabeelaha<br \/>\nhoose iyo masuuliyiinta ay<br \/>\nuyaalaan oo ka tirsan maamulka<br \/>\nGobalka Shabeelaha hoose ayaa<br \/>\nqaar kamid ah masuuliyiinta la<br \/>\needeeyay waxa ay ka jawaabeen<br \/>\needeyntaasi Loo Jeediyey.<\/p>\n<p>Max&#8217;ed Cismaan Yariisow Guddoomiyaha Magaalada Marka<br \/>\nayaa lagu eedeeyay in ilaa labo<br \/>\nisbaaro ay utaalo Gobalka<br \/>\nShabeelaha hoose,gaar ahaan<br \/>\ninay ukala taalo deegaanka Ceel<br \/>\nJaale iyo Ceelwareegoow Waxaana Yariisoow gaashaanka Uu<br \/>\nudaruuray eedeyntaasi Wasiirka<br \/>\nGaashaandhiga ujeediyay,isaga<br \/>\noo si cad ubeeniyay in haba<br \/>\nyaraate wax isbaaro ah aysan u<br \/>\noolin Gobalkaasi.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Ayaa sheegay inay ceeb tahay<br \/>\nin uu Musuul Hadal Been Ah Uu Ku Hadlo Iyadoona Ay Arintani  noqonaysa ceeb ka<br \/>\ndhexdhalatay Dowladda<br \/>\nSoomaaliya isbaarooyinka<br \/>\nyaala Gobalka Shabeelaha hoose<br \/>\nDowladda masuuliyadeeda ay Dusha Saaraneyso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib Hadalkii shalay Ee Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Baarlamaanka uu ka hor sheegay tiro isbaarooyin ah oo yaala Gobalka Shabeelaha hoose iyo masuuliyiinta ay uyaalaan oo ka tirsan maamulka Gobalka Shabeelaha hoose ayaa qaar kamid ah masuuliyiinta la eedeeyay waxa ay ka jawaabeen eedeyntaasi Loo Jeediyey. Max&#8217;ed Cismaan Yariisow Guddoomiyaha Magaalada Marka ayaa lagu eedeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16872","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16872","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16872"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16872\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16872"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16872"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16872"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}