{"id":16871,"date":"2013-08-01T01:48:11","date_gmt":"2013-07-31T22:48:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16871"},"modified":"2013-08-01T01:54:14","modified_gmt":"2013-07-31T22:54:14","slug":"16871","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/16871\/","title":{"rendered":"Askar Ka Tirsaneyd Dowlada Oo Siyaabo Kala Duwan Loogu Kala Dilay Degmoyinka Howlwadaag Iyo Daynile."},"content":{"rendered":"<p>Degmooyinka Hawl Wadaag iyo<br \/>\nDayniile<br \/>\nWararka ka imaanaaya ayaa<br \/>\nwaxay sheegayaan in<br \/>\nsiyaabooyin kala duwan<br \/>\nDegmooyinkaasi loogu kala dilay seddex<br \/>\nkamid ah Ciidamada Dowladda Somalia.<\/p>\n<p>2 askari ayaa waxaa casir liqii<br \/>\ngalabta lagu dilay Degmada<br \/>\nDayniile, gaar ahaan Xaafadda<br \/>\nRaadeerka, isla-markaana<br \/>\ndilkooda ayaa yimid markii ay<br \/>\ntoogasho ku dileen niman<br \/>\nbistoolado ku hubeysnaa Goobtana Ay Ka Baxsadeen kuwaa oo horey<br \/>\nu sii qaatay laba qori, oo ay<br \/>\nwateen askartii.<\/p>\n<p>Xilligii afurka ayaa Sidoo Kale<br \/>\nwaxaa askari kale isna lagu dilay<br \/>\nDegmada Hawl Wadaag ee<br \/>\nGobolka Banaadir, gaar ahaan<br \/>\nmeel aan ka fogeyn Isgoyska<br \/>\nHawl Wadaag<br \/>\nCiidamada Booliska ee Degmada<br \/>\nHawl Wadaag oo hawlgalo ka<br \/>\nsameeyay goobtana waxaa<br \/>\nlagu soo waramayaa inay<br \/>\ngacanta ku soo dhigeen niman<br \/>\nlala xiriirinaayo dilka askarigaasi Mana Jirto<br \/>\nIlaa iyo iminka wax war<br \/>\nah oo ka soo baxay Hay\u2019adaha<br \/>\nammaanka ee Magaalada<br \/>\nMuqdisho, oo ku aadan dilalka<br \/>\nqorsheysan ee lagu qaarajiyay<br \/>\nseddexdaani askari Ka Tirsanaayen Dowlada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Degmooyinka Hawl Wadaag iyo Dayniile Wararka ka imaanaaya ayaa waxay sheegayaan in siyaabooyin kala duwan Degmooyinkaasi loogu kala dilay seddex kamid ah Ciidamada Dowladda Somalia. 2 askari ayaa waxaa casir liqii galabta lagu dilay Degmada Dayniile, gaar ahaan Xaafadda Raadeerka, isla-markaana dilkooda ayaa yimid markii ay toogasho ku dileen niman bistoolado ku hubeysnaa Goobtana Ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16871","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16871","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16871"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16873,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16871\/revisions\/16873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}