{"id":16864,"date":"2013-08-01T01:38:11","date_gmt":"2013-07-31T22:38:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16864"},"modified":"2013-08-01T02:28:48","modified_gmt":"2013-07-31T23:28:48","slug":"16864","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/08\/16864\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowlada Iyo Kuwa Amisom Oo Howlgal Dad Lagu Qab Qabtay Ka Sameyey Xaafada Buula Xubey."},"content":{"rendered":"<p>Howlgal Ay Ciidamada Dowladda Soomaaliya<br \/>\noo ay kaabayaan Ciidamada<br \/>\nMidowga Afrika ee Amisom, habeenkii labaad  ka sameeyeen qaybo<br \/>\nkamid ah Degmada Wadajir ee<br \/>\nGobolka Banaadir waxayna xalay<br \/>\nhawlgalo qorsheysan ay ka<br \/>\nsameeyeen qaybo ka tirsan<br \/>\nXaafadda Buulo Xubey, oo ka<br \/>\ntirsan Degmada Wadajir, oo ay<br \/>\nhabeen hore Ciidanku ka<br \/>\nsameeyeen hawlgalo.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Wararka ayaa waxay sheegayaan<br \/>\nin labada Ciidan ay galayeen<br \/>\nguryaha halkaasi ku yaala, oo<br \/>\nlagu tuhmay inay ku hoydaan<br \/>\nKooxo Ururka Al<br \/>\nShabaab Ka Tirsan.<\/p>\n<p>Waxayna Ciidamada guryaha<br \/>\nka soo qab qabteen rag fara<br \/>\nbadan, oo Ay  ku sameeyeen<br \/>\nisku shaandheen, isla-markaana<br \/>\nwaxay wateen xubno ka tirsan<br \/>\nraggii hawlgalka lagu soo qab<br \/>\nqabtay.<\/p>\n<p>Ciidamadaan ayaa Dhanka Kale<br \/>\nwaxay  ay hawlgalo ka<br \/>\nsameeyeen Suuqa weyn,<br \/>\nXaafadda Xaawo Taako,<br \/>\nKorontada, Dan wadaagta iyo<br \/>\nDhismihii hore ee Shirkadda<br \/>\nIsgaarsiinta ee Hormuud<br \/>\nTelecom<br \/>\nwaxayna labada Ciidan ay ku soo<br \/>\nqab qabteen rag lala xiriirinaayo<br \/>\nUrurka Al Shabaab, kuna<br \/>\nkaxeysteen gaadiidkooda, iyagoo<br \/>\ngarbo duub u xiran.<\/p>\n<p>Hawlgaladaan, ayaa waxay la<br \/>\nxiriiraan hawlgalada ay<br \/>\nDowladdu ku dooneyso inay wax<br \/>\nuga qabato falalka amni darada,<br \/>\nee ka aloosan Magaalada<br \/>\nMuqdisho iyo Hareeraheeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgal Ay Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ay kaabayaan Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, habeenkii labaad ka sameeyeen qaybo kamid ah Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir waxayna xalay hawlgalo qorsheysan ay ka sameeyeen qaybo ka tirsan Xaafadda Buulo Xubey, oo ka tirsan Degmada Wadajir, oo ay habeen hore Ciidanku ka sameeyeen hawlgalo. Sidoo Kale Wararka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16864","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16864","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16864"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16864\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16874,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16864\/revisions\/16874"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16864"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16864"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16864"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}