{"id":16862,"date":"2013-07-31T01:39:52","date_gmt":"2013-07-30T22:39:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16862"},"modified":"2013-07-31T01:50:07","modified_gmt":"2013-07-30T22:50:07","slug":"rag-biskoolado-ku-hubeysned-oo-gudomiye-waaxed-caawa-ku-dilay-degmada-wardhiigley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/rag-biskoolado-ku-hubeysned-oo-gudomiye-waaxed-caawa-ku-dilay-degmada-wardhiigley\/","title":{"rendered":"Rag Biskoolado Ku Hubeysned Oo Gudomiye Waaxed Caawa Ku Dilay Degmada Wardhiigley."},"content":{"rendered":"<p>Kooxo Hubeysani Ayaa Dil qorsheysan  waxa Ay habeenkii labaad ka Geysteen<br \/>\nBarxada Degmada Wardhiigley ee<br \/>\nGobolka Banaadir, oo dacalka ku<br \/>\nheysa Aqalka Madaxtooyada ee<br \/>\nVilla Somalia Halkaasoo Ay Ku Yaaliin Saldhigyo Ciidan Oo Farabadan.<\/p>\n<p>Aweys Madaxey Oo Ahaa Gudoomiyaha Waaxda 5-aad ee<br \/>\nDegmada Wardhiigley ayaa waxay rag<br \/>\nbistoolado ku hubeysan Fiidnimaddii Caawa ay ku<br \/>\nqaarajiyeen Barxada Degmada<br \/>\nWardhiigley.<\/p>\n<p>Dilkaani Raggii geystay ayaa<br \/>\nwaxay Gudoomiyaha ka toogteen<br \/>\nxubnaha ugu muhiimsan ee<br \/>\naadanaha isla-markaana dilka<br \/>\nMasuulkaan ayaa waxaa la soo<br \/>\nwariyay in si bilaa dareen leh, ay<br \/>\nu fuliyeen raggii Ku hubeysnaa Biskooladaha.<\/p>\n<p>Kadib Falkaani Dilka Ah ayaa waxay sidii<br \/>\ncaadada U ahayd Ragaasi isaga taggeen meeshii<br \/>\nay ku dileen marxuumka, isla-<br \/>\nmarkaana waxay ka baxsadeen<br \/>\ngacanta Ciidamada Booliska ee<br \/>\nDowladda, oo goobtaasi tagey Kadib dilka. <\/p>\n<p>Habeynkii Xalay ayay ahayd markii nin<br \/>\ndhalinyaro ah isna lagu dilay<br \/>\nBarxada Wardhiigley, oo la wada<br \/>\nogsoon yahay inaysan wax badan u jirin Villa Somalia, oo<br \/>\nammaankeedu si weyn loo<br \/>\nAdkeeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo Hubeysani Ayaa Dil qorsheysan waxa Ay habeenkii labaad ka Geysteen Barxada Degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir, oo dacalka ku heysa Aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia Halkaasoo Ay Ku Yaaliin Saldhigyo Ciidan Oo Farabadan. Aweys Madaxey Oo Ahaa Gudoomiyaha Waaxda 5-aad ee Degmada Wardhiigley ayaa waxay rag bistoolado ku hubeysan Fiidnimaddii Caawa ay ku qaarajiyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16862","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16862","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16862"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16862\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16865,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16862\/revisions\/16865"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16862"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16862"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16862"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}