{"id":16856,"date":"2013-07-31T01:20:07","date_gmt":"2013-07-30T22:20:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16856"},"modified":"2013-07-31T01:31:12","modified_gmt":"2013-07-30T22:31:12","slug":"16856","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/16856\/","title":{"rendered":"&#8220;Abu~Zubeyr&#8221; Mujaahidiintu Waa Iney U Hogaansamaan Amarada Hogaankooda, Si Eynu U Imaanin Qilaaf Dambo."},"content":{"rendered":"<p>Sheekh Muqtaar C\/raxmaan {Abu~Zubeyr} Amiirka Xarakatu,shabaab Al~Mujaahidiin ayaa wuxuu Page,ka Enternet,ka Ay Ku Leeyihiin soo saaray<br \/>\nfariin cod maqal ah, oo muddo<br \/>\nsaacad ka badan soconeysa Isagoona<br \/>\nAmiirka dardaaran u<br \/>\njeediyay Ciidamada Al Shabaab,<br \/>\nee wada dagaalada ka dhanka<br \/>\nah Ciidamada Dowladda iyo<br \/>\nCiidamada Midowga Afrika Kaga Sugan Ciida Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Abu Zubeyr\u201c Waxaan halkaan dardaaran ugu soo gudbinayaa Mujaahidiinta<br \/>\ndardaarankaasi  waa<br \/>\narrin aan looga maarmin in<br \/>\nJihaadku uu maqbuul noqdo,waa tiirar aan looga maarmin<br \/>\nisku duubmida safka<br \/>\nMujaahidiinta, 3-na waxey inoogu kaalmeynayaan dagaalka<br \/>\naan kula jirno cadowgeena,<br \/>\nwaa sifaat iyo tilmaano ay tahay<br \/>\nqofka Mujaahidka ah inuu ku<br \/>\ntilmaanaado dagaalka lagula jiro<br \/>\nSaliibiyiinta.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Abuu Zubeyr ayaa wuxuu kaloo uu dagaalyahanada Shabaab ku<br \/>\nbooriyay inay la socdaan, in<br \/>\ndagaalada ay kula jiraan gaalada, uu yahay dagaal<br \/>\nbilaa xuduud ah, guushuna ay<br \/>\nmarkasta taagan tahay dhinaca<br \/>\nMuslimiinta.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa loo baahan yahay qofka<br \/>\nMujaahidka ah inuu ogaado<br \/>\ndagaalka maanta aan gaalada<br \/>\nkula jirnaa inuu yahay dagaal aan<br \/>\nxuduud laheyn, oo bad iyo birri-<br \/>\nba ah, cir iyo dhul ah, wadan gaar ah, wadan gaar ah aan ku ekeyn, asaaliibtiisuna aaney ku Ekeyn usluub ama hab gaar ah,<br \/>\nbalse ay tahay hab waliba oo ay<br \/>\nku imaan karto.\u201d ayuu yiri Abuu<br \/>\nZubeyr Oo La Hadlayey Dhamaan Umada Muslimiinta.<\/p>\n<p>Sheekha Ayaa Dhanka kale soo<br \/>\nhadalqaaday khilaafaadka u<br \/>\ndhaxeeya Ururka Al Shabaab, oo<br \/>\nmuddooyinkii dambe la hadalhaayay inuu khilaafaad<br \/>\ndarani ka dhaxeeyo, ayna taasi<br \/>\nkeentay inay dhexdooda is<br \/>\nugaarsadaan Wuxuuna Abu Zubeyr<br \/>\nxusay in loo baahan<br \/>\nyahay in loo hogaansamo<br \/>\namarada Amiirada, haddii aan<br \/>\nloo hogaansaminna  uu imaan doono<br \/>\nkhilaafaad Mujaahidiinta<br \/>\ndhexdooda ah, sida uu yiri Amiirka.<\/p>\n<p>Sheekh Abu,Subeer ayaa wuxuu ku<br \/>\nbooriyay Ciidamada Al Shabaab<br \/>\ninay u hogaansamaan amarada<br \/>\nhogaamiya-yaasha, si meesha<br \/>\nlooga saaro suurta galnimada<br \/>\nkhilaafaad soo kala dhex galay Dhexdooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Muqtaar C\/raxmaan {Abu~Zubeyr} Amiirka Xarakatu,shabaab Al~Mujaahidiin ayaa wuxuu Page,ka Enternet,ka Ay Ku Leeyihiin soo saaray fariin cod maqal ah, oo muddo saacad ka badan soconeysa Isagoona Amiirka dardaaran u jeediyay Ciidamada Al Shabaab, ee wada dagaalada ka dhanka ah Ciidamada Dowladda iyo Ciidamada Midowga Afrika Kaga Sugan Ciida Soomaaliya. &#8220;Abu Zubeyr\u201c Waxaan halkaan dardaaran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16856","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16856","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16856"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16863,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16856\/revisions\/16863"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}