{"id":16855,"date":"2013-07-31T00:21:58","date_gmt":"2013-07-30T21:21:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16855"},"modified":"2013-07-31T00:30:47","modified_gmt":"2013-07-30T21:30:47","slug":"16855","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/16855\/","title":{"rendered":"Mr.Fiqi Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyey Su&#8217;aalo Ay Weydiyeen Baarlamaanka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa<br \/>\nmaanta kulan ay Muqdisho ku<br \/>\nyeesheen waxa ay su\u2019aalo ku<br \/>\nweydiiyeen Wasiirka<br \/>\nGaashaandhiga dalka Soomaaliya<br \/>\nCabdi Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi Iyadoona Uu<br \/>\nKulanka shir<br \/>\nGuddoominaye Guddoomiyaha<br \/>\nBaarlamaanka Soomaaliya<br \/>\nMaxamed Sheekh Cusmaan<br \/>\nJawaari Waxaana ujeedkoodu Uu ahaa<br \/>\ndhowr ajando oo ku saabsan<br \/>\narimaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mr.Fiqi Ayaa Maanta Su\u2019aalaha ugu Badan la weydiiyay  ku qotoma dagaalkii dhawaan ka dhacay<br \/>\nGobalka Shabeelaha hoose,kaasi<br \/>\noo udhaxeeyay labo beel oo<br \/>\nwalaalo ah ciidanka Dowladda<br \/>\nSoomaaliyana ay ka qeyb qaateen<br \/>\ndagaalka Halkaasi Ka Socday.<\/p>\n<p>Waziirka Gaashaan Dhigga Mudane Cabdi xakiin Fiqi ayaa sheegay in<br \/>\nciidanka Dowladda Soomaaliya<br \/>\nee Gobalka Shabeelaha hoose ay<br \/>\njiraan qaar ka qeyb qaatay<br \/>\ndagaalkii dhawaan ka dhacay<br \/>\nGobalkaasi Wasaarada Gaashaandhigana ay tallaabo<br \/>\nadag ka qaaday ciidankaasi<br \/>\nWaxaa sidoo kale Uu<br \/>\ngaashaanka udaruuray<br \/>\nbeeniyayna inaysan jirin gabi<br \/>\nahaanba kufsi ay geysteen<br \/>\nciidanka Dowladda Soomaaliya Taasi Oo Ay Dhawaanba Lagu Eedeyey Ciidan Ka Tirsan Dowlada.<\/p>\n<p>Baarlamaanka Soomaaliya ayaa<br \/>\nmaalmahan xisaabtan kula jira<br \/>\nWasaaradaha Xukuumadda<br \/>\nSoomaaliya gaar ahaan<br \/>\nWasaarada Arimaha Gudaha Iyo Tan Gaashaandhiga Oo Maanta Su&#8217;aalaha Ay Weydiyeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay su\u2019aalo ku weydiiyeen Wasiirka Gaashaandhiga dalka Soomaaliya Cabdi Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi Iyadoona Uu Kulanka shir Guddoominaye Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Waxaana ujeedkoodu Uu ahaa dhowr ajando oo ku saabsan arimaha dalka Soomaaliya. Mr.Fiqi Ayaa Maanta Su\u2019aalaha ugu Badan la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16855","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16855","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16855"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16855\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16858,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16855\/revisions\/16858"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16855"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16855"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16855"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}