{"id":16854,"date":"2013-07-31T00:04:31","date_gmt":"2013-07-30T21:04:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16854"},"modified":"2013-07-31T00:43:19","modified_gmt":"2013-07-30T21:43:19","slug":"16854","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/16854\/","title":{"rendered":"Qarax Lagu Weeraray Goob Timaha Lagu Jarto Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Hiliwaa."},"content":{"rendered":"<p>Degmada<br \/>\nHiliwaa ee Gobalka Banaadir Ayaa Maanta Waxaa ka<br \/>\ndhacay qarax lagu weeraray<br \/>\nxarun timaha lagu jarto halkaasoo Uu Ku Geeriyooday Qofkii Tima Jarahaasi Lahaa Ayna ku dhaawacmeen Dhowr Ruux Oo Kale.<\/p>\n<p>Arinkaani ayaa Waxa Uu ka dhacay suuqa<br \/>\nDegmada Hiliwaa ee Gobalka<br \/>\nBanaadir,waxaana Lagu Sheegay sababta loo<br \/>\nbartilmaameedsaday Tima jaraha In<br \/>\nay tahay inuu raaci jiray ciidanka<br \/>\nDowladda ee jooga halkaasi.<\/p>\n<p>Dhowr Ruux Oo halinyaro ah ayaa la<br \/>\nsheegay in bam gacmeed ay ku<br \/>\ntuureen timajaraha maanta<br \/>\nbarqadii taasi oo keentay inuu<br \/>\ngeeriyooda ninkii milkiilaha ahaa<br \/>\nhalka nin loo jarayeyna iyo ruux kale<br \/>\noo ka agdhawaa goobta Uu dhaawac Ka Soo Gaaray.<\/p>\n<p>Waxaa la sheegay in ruuxa<br \/>\ntimajaraha ahaa ee maanta<br \/>\ngeeriyooday goobta uu kala<br \/>\nshaqeyn jiray ruux kale oo isna<br \/>\nhoray loo dilay,kaasi oo loo dilay<br \/>\narimo la xiriira sababta uu<br \/>\nciidanka Dowladda u raaci jiray,xilli dhowr mar Ahna digniin<br \/>\ndhanka taleefoonka Loogu Digay.<\/p>\n<p>Ma Ahan Markii Ugu Horeysay Falalkaani Dilalka Iyo Qarxinta Ah Ee ka dhacaan Degmada<br \/>\nHiliwaa Ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Degmada Hiliwaa ee Gobalka Banaadir Ayaa Maanta Waxaa ka dhacay qarax lagu weeraray xarun timaha lagu jarto halkaasoo Uu Ku Geeriyooday Qofkii Tima Jarahaasi Lahaa Ayna ku dhaawacmeen Dhowr Ruux Oo Kale. Arinkaani ayaa Waxa Uu ka dhacay suuqa Degmada Hiliwaa ee Gobalka Banaadir,waxaana Lagu Sheegay sababta loo bartilmaameedsaday Tima jaraha In ay tahay inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16854","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16854","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16854"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16854\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16859,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16854\/revisions\/16859"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}