{"id":16821,"date":"2013-07-28T15:18:41","date_gmt":"2013-07-28T12:18:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16821"},"modified":"2013-07-28T15:29:55","modified_gmt":"2013-07-28T12:29:55","slug":"madaxweynaha-j-f-s-oo-cambaareeyay-qaraxii-ismiidamin-ee-lala-beegsaday-muwaadiniinta-turkiga-war-saxaafadeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/madaxweynaha-j-f-s-oo-cambaareeyay-qaraxii-ismiidamin-ee-lala-beegsaday-muwaadiniinta-turkiga-war-saxaafadeed\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha J.F.S. Oo Cambaareeyay Qaraxii ismiidamin Ee Lala Beegsaday Muwaadiniinta Turkiga \u201dWar-Saxaafadeed."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Somali-pre.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Somali-pre.jpg\" alt=\"Somali pre\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-16827\" \/><\/a>War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu cambaareeyay weerarkii fulaynimada ahaa oo lagu beegsaday  xarun ay ku sugnaayeen shaqaalaha Turkiga ee magaalada Muqdisho .<br \/>\nMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  uga tacsiyeeyay shacabka iyo dowladda Turkiga muwaadiniintii Turkiga ee waxyeeladu ka soo gaartay qarixii shalay .<br \/>\n\u2018\u2019Weerarkii dhacay waxaa uu muujinaya fulaynimo iyo tabaryari soo wajahday kooxaha argagixisada,  kuwaasi oo isaku dayay in ay carqaladeeyaan nabadda iyo degnaanshaha\u2019\u2019 ayaa lagu yiri war saxaafadeedka ka sooo baxay xaruunta  Madaxtooyada Soomaaliya.<br \/>\nSido kale madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa yiri dowlada Turkigu waxaa ay ka mid tahay wadamada saaxiibada aynu nahay weerarka shaqaaleheeda lala  beegsadayna waa mid aan ka xunnahay.<br \/>\nWar murtiyeedka ka soo baxay Madaxtooyada Soomaliya  waxaa sidoo kale lagu sheegey in shacabka iyo dowladda Turkigu ay howlo muhiim ah u hayaan ummadda Soomaaliya haddii ay ahaan lahayd gargaarka iyo taageerada dhinacyada badan leh,  taasi oo ay aad ula dhacsanyihiin shacabka Soomaaliyeed , howlaha ay qabteen shaqaalaha Turkiga waxaana ka mid ah dhismaha  iskuulo ,isbitaalo iyo mashruucyo kale oo wax ku ool ah.<br \/>\nMadaxweynaha ayaa  fal wuxuushnimo ah ku tilmaamay weerarkii argagixiso ee shalay isagoo hoosta ka xariiqay in dowladda Soomaaliya ay gacan bur ah ku qabandoonto dambiilayaashaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu cambaareeyay weerarkii fulaynimada ahaa oo lagu beegsaday xarun ay ku sugnaayeen shaqaalaha Turkiga ee magaalada Muqdisho . Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyay shacabka iyo dowladda Turkiga muwaadiniintii Turkiga ee waxyeeladu ka soo gaartay qarixii shalay . \u2018\u2019Weerarkii dhacay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16821","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16821","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16821"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16828,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16821\/revisions\/16828"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}