{"id":16818,"date":"2013-07-28T14:16:31","date_gmt":"2013-07-28T11:16:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16818"},"modified":"2013-07-28T15:30:48","modified_gmt":"2013-07-28T12:30:48","slug":"dowladda-maraykanka-oo-canbaareyey-weerarki-ismidaminta-ahaa-ee-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/dowladda-maraykanka-oo-canbaareyey-weerarki-ismidaminta-ahaa-ee-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dowladda Maraykanka oo Canbaareyey weerarki ismidaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Dowalda wadanka Maraykanka ayaa si kulul u canbareysay werar ay argagexiso ay ku tilmaantay oo lagu qaaday dhismo taabacsan safarada Turkiga uu ku leeyahay Muqdisho.<br \/>\nAfayeen u hadlay wasarada arimaha dibada wadanka Maraykanka Jean Basaki ayaa shegay in dowalda Turkiga uga tacsiyadenayaan shaqalihi wax yeeladu ay kaga soo gaartay weerarkasi.<br \/>\nMaraykanka waxa uuu ku celiyay sida ay u garab tagan yihiin shacabka Somalia uuna sii wado doono wada shaqeenta dowlada Turkiga iyo dhamaan besha calamka oo diyaar u ah dajinta iyo xasilonida wadanka Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowalda wadanka Maraykanka ayaa si kulul u canbareysay werar ay argagexiso ay ku tilmaantay oo lagu qaaday dhismo taabacsan safarada Turkiga uu ku leeyahay Muqdisho. Afayeen u hadlay wasarada arimaha dibada wadanka Maraykanka Jean Basaki ayaa shegay in dowalda Turkiga uga tacsiyadenayaan shaqalihi wax yeeladu ay kaga soo gaartay weerarkasi. Maraykanka waxa uuu ku celiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16818","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16818","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16818"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16818\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16836,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16818\/revisions\/16836"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16818"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16818"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16818"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}