{"id":16816,"date":"2013-07-28T15:22:53","date_gmt":"2013-07-28T12:22:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16816"},"modified":"2013-07-28T15:28:16","modified_gmt":"2013-07-28T12:28:16","slug":"qaxootiga-somalida-kenya-oo-maxkamadda-dalkas-ay-goaan-ka-qaadatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/qaxootiga-somalida-kenya-oo-maxkamadda-dalkas-ay-goaan-ka-qaadatay\/","title":{"rendered":"Qaxootiga Somalida kenya oo Maxkamadda dalkas ay go&#8217;aan ka qaadatay."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Qaxootiga-Kenya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Qaxootiga-Kenya.jpg\" alt=\"Qaxootiga-Kenya\" width=\"500\" height=\"250\" class=\"alignleft size-full wp-image-16824\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Qaxootiga-Kenya.jpg 500w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Qaxootiga-Kenya-300x150.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a>Nairobi:- iyadoo si weyn loo sugayay go\u2019aanada ay dowladda Kenya ka qaadan doonto qaxootiga somalida ah ee ku jira xeryaha dalka Kenya ayaa waxaa arrintaasi go\u2019aan rasmi ah kasoo saartay maxkamada dowladda Kenya.<br \/>\nAmbassador  Max\u2019ed Ali  Nuur Ameriko oo ah danjiraha dowlada Somalia u jooga Kenya Oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa shacabka somalida u sheegay inay is dejiyaan kuna sabraan go\u2019aamada Kenya ay soo saartay.<br \/>\nSafiirku waxa uu tilmaamay in maxkamadda Kenya go\u2019aanka ay qaadatay uu yahay mid dan ugu jirto dhamaan qaxootiga somalida ee ku nool magaalooyinka waaweyn iyo xeryaha kala duwan ee dalka Kenya.<br \/>\nWaxana uu tilmaamay in maxkamaddu ay u ogolaatay in dadka aan si khasab ah looga Saarin magaalooyinka waaweyn iyo xeryaha dalka Kenya , balse qofkasta uu xor u yahay Inuu ku noolaado Kenya, haddii uu doonayo in uu ka boxo xerada ama magaalo kale oo Kenya ku taalla waxa uu sheegay in maxkamadu ay sheegtay in  loo dajin doono qorshe uu ku gaadho dalkiisa Somalia .<br \/>\n\u201c Maxkamaddu waxay go\u2019aamisay in qaxootiga somalida aan si khasab ah looga saari doonin dalka Kenya ,balse qofkastaba uu ku noolaan karo magaalooyinka ama xerada uu Joogo, haddii qofku u baahdo inuu ka boxo dalka waxaa loo dejin doonaa qorshe uu ku gaadho dalkiisa Somalia\u201d Sidaas waxaa yiri max\u2019ed Americo.<br \/>\nXaaladdu si ay ahaataba , go\u2019aanka ay gaadhay maxkamadda  Kenya  ayaa noqday go\u2019aan hor dhac oo kasoo hormaray shir la doonayo in looga hadlo qaabka ugu wanaagsan ee dib u dejin loogu samayn karo qaxootiga somalida ee Kenya jooga, shirkaas oo la filayo inuu dhoco bilaha soo socda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi:- iyadoo si weyn loo sugayay go\u2019aanada ay dowladda Kenya ka qaadan doonto qaxootiga somalida ah ee ku jira xeryaha dalka Kenya ayaa waxaa arrintaasi go\u2019aan rasmi ah kasoo saartay maxkamada dowladda Kenya. Ambassador Max\u2019ed Ali Nuur Ameriko oo ah danjiraha dowlada Somalia u jooga Kenya Oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa shacabka somalida u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16816","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16816"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16831,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16816\/revisions\/16831"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}