{"id":16814,"date":"2013-07-30T23:43:58","date_gmt":"2013-07-30T20:43:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16814"},"modified":"2013-07-31T00:49:50","modified_gmt":"2013-07-30T21:49:50","slug":"16814","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/16814\/","title":{"rendered":"Madaxda Ugu Sareysa Dalka Oo Rajo Xumo Ka Muujiyey Amaanka Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Mudane Xasan Sheekh Max&#8217;uud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka<br \/>\nhadlay xaaladaha ammaanka<br \/>\nMagaalada Muqdisho oo waayahan dambe sii xumaatay isagoona qiray inay<br \/>\njirto amnidaro ka taagan<br \/>\nMagaalada Muqdisho Gudaheeda.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu<br \/>\nka sheegey sida ammaanka<br \/>\nMagaalada Muqdisho uu faraha<br \/>\nuga sii baxay,wuxuuna Xusay in qaabka hada dadka loo dilo ay<br \/>\ntahay qaraxmiino oo meel lagu<br \/>\naaso,gaari qarax lagu soo xiray<br \/>\noo xarumo lagu weeraro iyo qof<br \/>\nisa soo miidaamiyay oo meel isku<br \/>\nqarxiyay,intaasi oo dhan ayuu<br \/>\nsheegay in hubka tirada badan<br \/>\nee ciidanka Dowladda ay<br \/>\nhaystaan aysan waxba ka Qabankarin.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Madaxweynaha<br \/>\nSoomaaliya Wuxuu<br \/>\nsheekay ammaanka<br \/>\nMagaalada sida uu u<br \/>\nxumaaday,hadana wuxuu qiray inay jirto liidasho<br \/>\nciidanka Dowladda ah,maadaama<br \/>\naysan haysan qalab ay ku baaraan gaadiidka<br \/>\ndhibaatooyinka wada ee qaraxyada geysta.<\/p>\n<p>Waxa Uu Kaloo Madaxweynaha<br \/>\nsheegay inay jiraan bambooyin<br \/>\niyo miinooyin qaraxyo ah oo ka<br \/>\ndhaca Magaalada Muqdisho ayna<br \/>\nka dambeeyaan dhalinyaro yar<br \/>\nyar oo lacag yar lasoo siiyay ujeedada laga leeyahayna ay<br \/>\ntahay kaliya In warbaahintana laga<br \/>\nsheego Qarax Inuu Dhacay.<\/p>\n<p>Mr.Gur Guurte Ayaa Wuxuu sheegay in Dowladda ay<br \/>\nhayso xogo badan oo ku aadan<br \/>\ngaadiidka isku qarxiya<br \/>\nMagaalada Muqdisho balse<br \/>\nsu\u2019aasha ay tahay in Magaalo ay<br \/>\nku nool yihiin labo milyan oo qof<br \/>\nay adag tahay hal baabuur oo<br \/>\nqarax wado in laga<br \/>\ndhexraadiyo,iyadoo ay jirto<br \/>\nqalabyari haysato ciidanka<br \/>\nDowladda Somalia.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Ayaa Ku Sheegay Rajada jirta inay tahay<br \/>\nammaanka Magaalada Muqdisho<br \/>\noo hagaaga,maadama<br \/>\nisgoysyada Magaalada Muqdisho<br \/>\noo dhan la dhigay ciidamo badan<br \/>\noo ammaanka qaabilsa.<\/p>\n<p>Madaxda Dowladda<br \/>\nSoomaaliya ay qiraan habaca<br \/>\ndhanka ammaanka ah ee ka jira<br \/>\ndalka waxa ay timid kadib markii<br \/>\ndhawaan guri ay dagan yihiin<br \/>\nshaqaalo Turkish ah weerar lagu<br \/>\nqaaday,ayna kasii horeysay<br \/>\nweerarkii Xarunta UNDP lagu<br \/>\nqaaday Taasina Ay Beesha caalamkana Dowladda<br \/>\ndhaliilo ay kala kulantay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudane Xasan Sheekh Max&#8217;uud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladaha ammaanka Magaalada Muqdisho oo waayahan dambe sii xumaatay isagoona qiray inay jirto amnidaro ka taagan Magaalada Muqdisho Gudaheeda. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu ka sheegey sida ammaanka Magaalada Muqdisho uu faraha uga sii baxay,wuxuuna Xusay in qaabka hada dadka loo dilo ay tahay qaraxmiino oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16814","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16814","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16814"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16814\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16861,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16814\/revisions\/16861"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16814"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16814"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16814"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}