{"id":16787,"date":"2013-07-27T14:48:57","date_gmt":"2013-07-27T11:48:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16787"},"modified":"2013-07-27T15:00:50","modified_gmt":"2013-07-27T12:00:50","slug":"al-shabab-iyo-ciidamada-dowladda-oo-ku-dagaalamay-gobolada-hiiraan-iyo-bay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/al-shabab-iyo-ciidamada-dowladda-oo-ku-dagaalamay-gobolada-hiiraan-iyo-bay\/","title":{"rendered":"AL Shabab iyo Ciidamada Dowladda oo ku dagaalamay Gobolada Hiiraan iyo Bay."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Shabab-Logo3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Shabab-Logo3.jpg\" alt=\"Shabab-Logo\" width=\"567\" height=\"600\" class=\"alignleft size-full wp-image-16794\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Shabab-Logo3.jpg 567w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Shabab-Logo3-283x300.jpg 283w\" sizes=\"auto, (max-width: 567px) 100vw, 567px\" \/><\/a>Dagaalo ayaa xalay ka dhacay degaano ku yaala duleedyada magaalooyinka Baydhabo iyo B\/weyne oo xarumo u kala ah gobolada Bay iyo Hiiraan kuwaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo AMISOM oo hal dhinac ah iyo Al-shabaab.<br \/>\nWararka ayaa sheegaya in dagaalka hore uu ka dhacay degaano galbeed kaga toosan magaalada B\/weyne ka dib markii fariisimo ay halkaas ku leeyihiin ciidamada dowlada iyo AMISOM lagu soo weeraray gantaalaha garabka laga tuuro iyo rasaas kala nooc ah oo daryankooda magaalada laga maqlay.<br \/>\nIyadoo weerarkaas oo socday muddo kooban ay iska caabiyeen ciidamada dowlada iyo AMISOM oo dhinaca kale saaka degaano ku yaala galbeedka B\/weyne ka wada howlgalo ay ku baadi goobayaan kooxihii soo weeraray.<br \/>\nSidoo kale, degaano ku yaala duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa waxaa iyana xalay waxay dagaalo culus ku dhexmareen ciidamada dowlada iyo xoogaga Al-Shabaab.<br \/>\nSaraakiil ka tirsan ciidamada dowlada ayaa sheegay in dagaalkaas uu bilowday markii Al-shabaab ay soo weerareen fariisin ay ku leeyihiin inta u dhexeysa degaanka Aw-Diinle iyo degmada Berdaale, isagoo xusay iney iska caabiyeen kooxihii soo weeraray.<br \/>\nIllaa hadda lama oga khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaaladii xalay ka dhacay degaano ku dhow dhow magaalooyinka Baydhabo iyo B\/weyne, hase ahaatee waxay ku soo aadayaan xilli Al-Shabaab ay sheegtay iney bishan Ramadaan kordhineyso weerarada ay ku heyso dhinacyada ka soo horjeeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalo ayaa xalay ka dhacay degaano ku yaala duleedyada magaalooyinka Baydhabo iyo B\/weyne oo xarumo u kala ah gobolada Bay iyo Hiiraan kuwaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo AMISOM oo hal dhinac ah iyo Al-shabaab. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka hore uu ka dhacay degaano galbeed kaga toosan magaalada B\/weyne ka dib markii fariisimo ay halkaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16787","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16787","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16787"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16787\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16804,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16787\/revisions\/16804"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}