{"id":16754,"date":"2013-07-25T13:21:10","date_gmt":"2013-07-25T10:21:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16754"},"modified":"2013-07-25T13:27:31","modified_gmt":"2013-07-25T10:27:31","slug":"al-shabab-waxaan-qaadnay-100-weerar-bishan-ramadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/al-shabab-waxaan-qaadnay-100-weerar-bishan-ramadaan\/","title":{"rendered":"Al Shabab \u201cwaxaan Qaadnay 100 Weerar bishan Ramadaan."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Shabab-Logo2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Shabab-Logo2.jpg\" alt=\"Shabab-Logo\" width=\"567\" height=\"600\" class=\"alignleft size-full wp-image-16774\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Shabab-Logo2.jpg 567w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Shabab-Logo2-283x300.jpg 283w\" sizes=\"auto, (max-width: 567px) 100vw, 567px\" \/><\/a>Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay iney ka dhabeysay balanqaadkeedii ahaa iney marka la galo bisha Ramadaan kordhin doonaan weerarada ay ku hayaan ciidamada dowlada iyo kuwa shisheeye ee taageeraya.<br \/>\nAfhayeenka dhinaca howlgalada ee Al-Shabaab Shiikh C\/casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in labadii todobaad ee ugu horeeyey bisha Ramadaan ay qaadeen in ka badan boqol weerar oo uu sheegay in khasaarooyin kala duwan ay ugu geysteen ciidamada ka soo horjeeday.<br \/>\n \u201cLabadii todobaad ee ugu horeeyey bisha Ramadaan waxay mujaahidiintu qaadeen weeraro tiradooda guud ay gaareyso 108 kuwaasoo dhamaantood laga gaaray ujeedooyinkii laga lahaa laguna dhibaateeyey cadowga\u201d ayuu intaa ku daray Abuu Muscab.<br \/>\nWuxuu intaa ku daray Abuu Muscab in mid ka mid ah weeraradaas uu ahaa ismiidaamin, 57 ka mid ahna loo adeegsaday miinooyin iyo Bambaanooyin gacanta laga tuuro, isagoo tilmaamay in 41 ay ahaayeen weeraro toos ah iyo kuwo jidgal ah, 9 ka mid weeraradaasna ay ahaayeen dilal qorsheysan oo lagu fuliyay saraakiil iyo ciidan ka tirsan dowlada sida uu sheegay.<br \/>\nAfhayeenka ayaa sheegay oo kale in weeraradaas 51 ka mid ah ay ka dhaceen Muqdisho, 26 kalena ka dhaceen gobolka Sh\/Hoose, halka 21 uu xusay iney ka dhaceen Jubbada Hoose, Gedo, Bay, Hiiraan iyo Sh\/dhexe, isagoo wacad ku maray iney sii wadi doonaan weerarada siina kordhin doonaan inta ka harsan bisha Ramadaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay iney ka dhabeysay balanqaadkeedii ahaa iney marka la galo bisha Ramadaan kordhin doonaan weerarada ay ku hayaan ciidamada dowlada iyo kuwa shisheeye ee taageeraya. Afhayeenka dhinaca howlgalada ee Al-Shabaab Shiikh C\/casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in labadii todobaad ee ugu horeeyey bisha Ramadaan ay qaadeen in ka badan boqol weerar oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16754","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16754","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16754"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16754\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16775,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16754\/revisions\/16775"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}