{"id":16753,"date":"2013-07-25T13:20:16","date_gmt":"2013-07-25T10:20:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16753"},"modified":"2013-07-25T13:29:30","modified_gmt":"2013-07-25T10:29:30","slug":"puntland-oo-ka-digtay-weeraro-kusoo-wajahan-deegaano-ay-ka-taliso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/puntland-oo-ka-digtay-weeraro-kusoo-wajahan-deegaano-ay-ka-taliso\/","title":{"rendered":"Puntland oo ka digtay Weeraro kusoo wajahan deegaano ay ka taliso."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/pun.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/pun.jpeg\" alt=\"pun\" width=\"275\" height=\"183\" class=\"alignleft size-full wp-image-16770\" \/><\/a>Maamulka Puntland ee woqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa heegan buuxa geliyey ciidamada amaanka ka dib markii sida ay sheegeen ay ka war heleen qaraxyo iyo weeraro kale oo la qorsheeyey in saacadaha soo socda halkaas laga geysto.<br \/>\nDuqa magaalada Gaalkacyo Axmed Cali Salaad ayaa sheegay in ciimadama amaanka ay u diyaarsan yihiin iney ka hor tagaan weerar kasta oo la damacsan yahay in khalkhal lagu geliyo amaanka magaaladaas.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jira kooxo cadow ku ah Puntland oo damacsan iney amaanka Gaalkacyo ku abuuraan khal khal, waxaanu ka war helnay iney diyaariyeen weeraro iyo qaraxyo ay doonayaan iney ku dhibaateeyaan shacabka uma dulqaadan doono in halis la geliyo amaanka, talaaboooyin adag ayaana qaadeynaa\u201d ayuu intaa ku daray duqa Gaalkacyo.<br \/>\nAxmed Cali Salaad ayaa ka codsaday shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo iney feejignaadaan ciidamada amaankana ku soo wargeliyaan haddii ay la kulmaan ama arkaan dad, gaadiid ama guryo ay uga shakiyaan in laga abaaulayo falal amaan daro.<br \/>\nTalaabooyinkan lagu xoojinayo amaanka magaalada Gaalkacyo ayaa ku soo aadaya xili todobaadyadii ugu dambeeyey ay magaaladaas dhinaceeda woqooyi ka dhaceen dilal qorsheysan oo lagu fuliyey weriye TV iyo sarkaal ka tirsanaa heyadda cilmi Baarista Puntland, iyadoo xiliyo ka sii horeeyeyna ay ka dhaceen dilal kale iyo qaraxyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ee woqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa heegan buuxa geliyey ciidamada amaanka ka dib markii sida ay sheegeen ay ka war heleen qaraxyo iyo weeraro kale oo la qorsheeyey in saacadaha soo socda halkaas laga geysto. Duqa magaalada Gaalkacyo Axmed Cali Salaad ayaa sheegay in ciimadama amaanka ay u diyaarsan yihiin iney ka hor tagaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16753","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16753","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16753"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16780,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16753\/revisions\/16780"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}