{"id":16722,"date":"2013-07-23T17:34:14","date_gmt":"2013-07-23T14:34:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16722"},"modified":"2013-07-23T17:36:33","modified_gmt":"2013-07-23T14:36:33","slug":"dowladda-koofur-korea-oo-muwaadiniinteeda-ugu-digtay-afar-dal-oo-somalia-ay-ku-jirto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/dowladda-koofur-korea-oo-muwaadiniinteeda-ugu-digtay-afar-dal-oo-somalia-ay-ku-jirto\/","title":{"rendered":"Dowladda Koofur Korea oosii dheeraysay xayiraadda socdaal dalal Somalia ay ku jirto.ay Afar dal oo Somalia ay ku jirto."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Flagbig1.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Flagbig1.gif\" alt=\"Flagbig\" width=\"432\" height=\"300\" class=\"alignleft size-full wp-image-16724\" \/><\/a>War kazoo baxay dowladda koofurta korea ayay kaga mamnuucday muwaadiniinteeda inay u socdaalaan ilaa afar dal oo uu ku jiro dalka Somalia.<br \/>\nDalalka Somalia,Iraq,Afghanistan iyo Suuriya ayay sheegtay dowladda koofur korea inaan loo socdaali Karin.<br \/>\nXayiraadaan ayaa waxaa ay soconaysaa bilooyin iyadoo dalka Somalia laga mamnuucay muwaadiniinteeda inay u socdaalaan ilaa 6-da August sanadka 2014.<br \/>\nDalka Afghanistan ayaa isna sidoo kale laga mamnuucay  6-da August sanadka soo aadan 2014 halka dalka Iraq laga mamnuucay ilaa 31-da January 2014 halka dalka Suuriya isna xayiraadaan la saaray ilaa 31-da bisha july ee 2014.<br \/>\nXukuumadda koofur korea ayaa waxaa ay soo saartay digniintaan afarta dal ku wajahan iyadoo horey u mamnuucday in loo safro dalka Yemen.<br \/>\nDalka Yemen ayay mamnuucday ilaa 31-da bisha August ee sanadkaan.<\/p>\n<p>Koreans are banned from visiting Yemen until Aug. 31 this year.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War kazoo baxay dowladda koofurta korea ayay kaga mamnuucday muwaadiniinteeda inay u socdaalaan ilaa afar dal oo uu ku jiro dalka Somalia. Dalalka Somalia,Iraq,Afghanistan iyo Suuriya ayay sheegtay dowladda koofur korea inaan loo socdaali Karin. Xayiraadaan ayaa waxaa ay soconaysaa bilooyin iyadoo dalka Somalia laga mamnuucay muwaadiniinteeda inay u socdaalaan ilaa 6-da August sanadka 2014. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16722","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16722","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16722"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16722\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16727,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16722\/revisions\/16727"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16722"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16722"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16722"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}