{"id":16706,"date":"2013-07-23T14:26:12","date_gmt":"2013-07-23T11:26:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16706"},"modified":"2013-07-23T14:26:57","modified_gmt":"2013-07-23T11:26:57","slug":"rag-la-sheegay-inay-dileen-shiikh-cqaadir-gacmeey-oo-saaka-lagu-toogtay-fagaara-ku-yaala-garowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/rag-la-sheegay-inay-dileen-shiikh-cqaadir-gacmeey-oo-saaka-lagu-toogtay-fagaara-ku-yaala-garowe\/","title":{"rendered":"Rag la sheegay inay dileen Shiikh C\/qaadir Gacmeey oo Saaka lagu toogtay Fagaara Ku Yaala Garowe"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/toogasho1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/toogasho1.jpg\" alt=\"toogasho\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-16707\" \/><\/a>Waxaa Saaka  lagu toogtay fagaaro ku yaalla magaalada Garowe labo nin oo la sheegay inay ahaayeen kuwii ka dambeeyey dilkii horaantii sanadkaan loogeystay Shiikh C\/qaadir Faarax Gacamey oo ka mid ahaa culumada ugu caaansan deegaanada puntland iyo soomaaliya<\/p>\n<p>Dhawaan ayaa labadaani nin waxaa dil toogasho ku xukunta Maxkamada Ciidmada Qalabka sida kadib markii looga shakiyay in ay ka dambeyay shirqoolkii ma falkii lagu dilay shiikha<\/p>\n<p>Laba Nin ee saaka lagu Toogtay Magaalada Garowe ayaa waxaa  lagu kala magacaaba C\/raxmaan Xuseen Jaamac ayaa ahaa ninkii dilay Shiikh iyo C\/llaahi Cusmaan Axmed oo isna ahaa ninkii soo agaasimay dilka loo geystay shiikh Gacmeey<\/p>\n<p>Allaha unaxariistee Shiikh C\/qaadir Nuur Faarax (Gacmeey) ayaa la dilay 15-kii bishii labaad ee sanadkaan horaantiisii waxaana lagu dilay masjidka Al badar oo kuyaalla Garowe iyadoona isla markiiba ciidmada amaanka iyo shacabka Oo is kaashanaayo in ay gacanta ku soo dhigeen rag lagu eeedeynaayo dilka sheikh<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Saaka lagu toogtay fagaaro ku yaalla magaalada Garowe labo nin oo la sheegay inay ahaayeen kuwii ka dambeeyey dilkii horaantii sanadkaan loogeystay Shiikh C\/qaadir Faarax Gacamey oo ka mid ahaa culumada ugu caaansan deegaanada puntland iyo soomaaliya Dhawaan ayaa labadaani nin waxaa dil toogasho ku xukunta Maxkamada Ciidmada Qalabka sida kadib markii looga shakiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16706","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16706","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16706"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16706\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16709,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16706\/revisions\/16709"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}