{"id":1670,"date":"2011-06-29T18:07:37","date_gmt":"2011-06-29T18:07:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1670"},"modified":"2011-06-29T18:07:37","modified_gmt":"2011-06-29T18:07:37","slug":"rwasaarha-soomaali-ameerikaanka-gaas-oo-sheegay-hadii-beesha-caalamka-gar-gaar-ayna-soo-gaarsiinin-shacabka-soomaaliyeed-ay-gaajo-u-laaan-doonaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/rwasaarha-soomaali-ameerikaanka-gaas-oo-sheegay-hadii-beesha-caalamka-gar-gaar-ayna-soo-gaarsiinin-shacabka-soomaaliyeed-ay-gaajo-u-laaan-doonaan\/","title":{"rendered":"R\/wasaarha Soomaali Ameerikaanka Gaas Oo Sheegay Hadii Beesha Caalamka Gar Gaar Ayna Soo Gaarsiinin Shacabka Soomaaliyeed Ay Gaajo U La&#8217;aan Doonaan"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/11111-515x289.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1675\" title=\"11111-515x289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/11111-515x289-300x168.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"168\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/11111-515x289-300x168.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/11111-515x289.jpg 515w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Ka dib booqasho Maanta uu ka tagay R\/wasaaraha cusub ee Soomaali Ameerikaanka ah Dekadda Weyn ee Magaalada Muqdisho halkaas oo sida la sheegay uu ku gudoomay deeq yar oo ay soo dhiibtay dowladda isku tagga imaaraadka Carabta ayaa C\/wali Maxamed Gaas wuxuu sheegay in beesha caalamka hadii si deg deg ah ayna deeq u soo gaarsiinin Shacabka Soomaaliyeed ay la&#8217;an doonaan dhibaato culusna ay gali doonaan<\/p>\n<p>R\/wasaaraha cusub ee Soomaali Ameerikaanka ah C\/wali Maxamed Gaas ayaa Halkaasi wuxuu ka sheegay in lagaga maarmaan ay tahay in gargaar laga helo beeshada gaalada Aduunka caawinaadna ay u fidiyaan shacabka Soomaaliyeed ee dhibaateysan wuxuuna gaba gabadii ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed inay caawiyaan dadka ku dhibaateysan gudaha dalka Soomaaliya<\/p>\n<p>Hadalka ugu horeeya uu jeediya C\/wali Maxamed Cali Gaas ayaa wuxuu ku sheegay in beesha gaalada Aduunka si deg deg ah ayna u caawinin shacabka Soomaaliyeed in la gali doono dhibaato cusub halka Shacabka Soomaaliyeed uu ku baraarujin lahaa in Allah ay bariyaan ayna is caawiyaan Dhexdooda<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><strong><em>\u00a0<\/p>\n<p><\/em><\/strong><\/span><\/p>\n<p><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/em><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Ka dib booqasho Maanta uu ka tagay R\/wasaaraha cusub ee Soomaali Ameerikaanka ah Dekadda Weyn ee Magaalada Muqdisho halkaas oo sida la sheegay uu ku gudoomay deeq yar oo ay soo dhiibtay dowladda isku tagga imaaraadka Carabta ayaa C\/wali Maxamed Gaas wuxuu sheegay in beesha caalamka hadii si deg deg ah ayna deeq [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1670","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1670","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1670"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1678,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1670\/revisions\/1678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}