{"id":16677,"date":"2013-07-23T12:22:58","date_gmt":"2013-07-23T09:22:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16677"},"modified":"2013-07-23T12:29:34","modified_gmt":"2013-07-23T09:29:34","slug":"midowga-yurub-oo-baaq-u-diray-dalalka-deriska-la-ah-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/midowga-yurub-oo-baaq-u-diray-dalalka-deriska-la-ah-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Midowga Yurub Oo Baaq U Diray Dalalka Deriska La Ah Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/eu-flag-web.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/eu-flag-web.jpg\" alt=\"eu-flag-web\" width=\"1080\" height=\"823\" class=\"alignleft size-full wp-image-16688\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/eu-flag-web.jpg 1080w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/eu-flag-web-300x228.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/eu-flag-web-1024x780.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/a>Midowga Yurub ayaa ka dalbaday dalalka ood wadaagga la ah Soomaaliya inay ka qeybqaataan xasilinta iyo wada-hadallo siyaasadeed oo Soomaaliya ka dhaqan gala.<br \/>\nWarbixin uu soo saaray Ururka Midowga Yurub ayaa lagu muujiyay muhiimadda ay wadamada dariska ah ka qaadan karaan nabadda, iyo horumarka Soomaaliya.<br \/>\nSidoo kale warbixinta ayaa lagu xusay sida ay lagama maarmaanka u tahay in dalalka dariska ah iyo beesha caalamkuba ay u dhiirrigeliyaan wada-hadallada siyaasadda iyo caawinta dib u heshiisiinta oo ay diyaar u tahay inuu ka gacan siiyo Ururu-goboleedka IGAD.<br \/>\n \u201cWada-shaqeyn gobol oo dhab ah kaliya door kama cayaareyso in Soomaaliya xal loo helo, balse waxay sidoo kale gacan ka geysanaysaa jawi xasilloon oo weyn iyo barwaaqo uu gobolku gaaro\u201d ayaa lagu yiri warbixinta Midowga Yurub.<br \/>\nDhinaca kale, Midowga Yurub wuxuu soo dhoweeyay isbeddellada Siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya, wuxuuna dowladda iyo baarlamaanka federaalka ah ku ammaanay dedaallada isbeddel doonka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Yurub ayaa ka dalbaday dalalka ood wadaagga la ah Soomaaliya inay ka qeybqaataan xasilinta iyo wada-hadallo siyaasadeed oo Soomaaliya ka dhaqan gala. Warbixin uu soo saaray Ururka Midowga Yurub ayaa lagu muujiyay muhiimadda ay wadamada dariska ah ka qaadan karaan nabadda, iyo horumarka Soomaaliya. Sidoo kale warbixinta ayaa lagu xusay sida ay lagama maarmaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16677","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16677"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16692,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16677\/revisions\/16692"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}