{"id":16654,"date":"2013-07-22T14:34:14","date_gmt":"2013-07-22T11:34:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16654"},"modified":"2013-07-22T14:34:14","modified_gmt":"2013-07-22T11:34:14","slug":"kulan-ku-saabsan-adkeynta-amniga-oo-garowe-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/kulan-ku-saabsan-adkeynta-amniga-oo-garowe-ka-furmay\/","title":{"rendered":"Kulan ku saabsan Adkeynta Amniga oo Garowe ka Furmay."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/717.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/717.jpg\" alt=\"717\" width=\"500\" height=\"281\" class=\"alignleft size-full wp-image-16660\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/717.jpg 500w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/717-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a>Kulan socondoona Muda sadax Cisha ah oo looga hadlayo Adkeynta Nabad gelyada Puntland ayaa maanta ka Furmay Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland.<br \/>\nKulankan ayaa waxaa ka qeybgalaya Ku dhawaad Kontan qof oo sida la sheegay ah Agaasimayaasha guud ee Wasaarada Amniga iyo DDRta Puntland.<br \/>\nKulankan oo ay soo qaban qaabisay Hay\u2019ada UNDP ayaa waxaa furitaankiisii ka qeybgalay Wasiirka Amniga Puntland,iyo Madaxweyne Ku xigeenka Puntland.<br \/>\nWasiirka Wasaarada Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan oo ugu horeyn Kulankan ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay In Muhiimad gaar ah u leeyahay dhamaanba xubnaha ka qeybgalaya.<br \/>\nSidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu intaasi ku daray inuu u mahad celinayo Hay\u2019ada UNDP uu ku tilmaamay in ay Puntland gacan dheeraad ah ka siiso tababarada caynkaan oo kale ah.<br \/>\nMr-Nick oo horay u ahaa Wakiilkii Hay\u2019da UNDP ee degaanada Puntland oo kulankan ka hadlay waxaa uu sheegay inuu ka mid yahay Kulamada ay Unka dhinaca Amniga Puntland kaga tageeraan.<br \/>\nMadaxweyne ku xigeenka Puntland Gen-Cabdisamad Cali Shire oo si rasmi ah u daah furay Kulankan ayaa waxaa uu sheegay in ay Puntland leedahay Cadow Gudaha iyo Dibeda ah balse loo baahan yahay in leyska kaashado la dagaalanka cadowgaasi.<br \/>\nSidoo kale Madaxweyne ku xigeenka ayaa guul la tabaan karo ku tilmaamay in wax muhiim ah ay ka soo bixin doonaa Mudada uu soo gaba gaboobay shirkan Maanta Furmay.<br \/>\nHase ahaatee Maahan Markii ugu horeysay ee sidan oo kale Qaar ka mid ah Shaqalaha Wasaaradaha Dowlada Puntland Kulamo caynkaan oo kale ah ay u qabato Hay;ada UNDP.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan socondoona Muda sadax Cisha ah oo looga hadlayo Adkeynta Nabad gelyada Puntland ayaa maanta ka Furmay Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalaya Ku dhawaad Kontan qof oo sida la sheegay ah Agaasimayaasha guud ee Wasaarada Amniga iyo DDRta Puntland. Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Hay\u2019ada UNDP ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16654","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16654","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16654"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16664,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16654\/revisions\/16664"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}