{"id":16641,"date":"2013-07-22T14:29:34","date_gmt":"2013-07-22T11:29:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16641"},"modified":"2013-07-22T14:33:18","modified_gmt":"2013-07-22T11:33:18","slug":"qm-oo-dalbatay-dhaaqaalo-lagu-taageero-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/qm-oo-dalbatay-dhaaqaalo-lagu-taageero-soomaaliya\/","title":{"rendered":"QM oo dalbatay dhaaqaalo lagu taageero Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/un_logo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/un_logo.jpg\" alt=\"un_logo\" width=\"400\" height=\"313\" class=\"alignleft size-full wp-image-16652\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/un_logo.jpg 400w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/un_logo-300x234.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 400px) 100vw, 400px\" \/><\/a>Masuuliyiinta ugu sarsareysa hayada dhanka bini\u2019aadanimada u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in loo baahan yahay lacago dheeraad ah oo wax looga qabto arimaha bini\u2019aadanimada ee ka taagan dalka Soomaaliya, gaar ahaan caruurta.<br \/>\nMasuuliyinta ayaa sheegay in loo baahan yahay dhaqaalo gaaraya 20 Milyan oo doolar, oo wax looga qabanayo dadka ku dhibaateysan wadanka kasoo kabasanaya dhibaatooyinkii soo maray, waxaana dhaqaalahaasi la sheegay in si gaar ahaaneed wax loogu qaban doono caruurta Soomaaliyeed.<br \/>\n \u201cQoondadaasi waxaa lagu caawin doonaa baahida nolasha dadka xaalada daran ay heysato\u201dsidaasi waxaa yiri Philippe Lazzarini, oo ah masuul dhanka arimaha bini\u2019aadanimada u qaabilsan qaramada midoobay, wuxuuna hadalkaasiu jeediyay hayada adduunka ugu weyn dhanka dhaqaalo ku bixinta arimaha bini\u2019aadanimada.<br \/>\nPhilippe Lazzarini, ayaa sheegay in Soomaaliya ay heyshay qoondadii ugu badneyn ee dhanka dhaqaalaha gargaarka oo gaaraya 72 Milyan oo doolar.<br \/>\nMasuulkaan ayaa dhawaan booqday magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, waxaana uu sheegay in arimaha bini\u2019aadanimada wali inay ka taagan yihiin gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masuuliyiinta ugu sarsareysa hayada dhanka bini\u2019aadanimada u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in loo baahan yahay lacago dheeraad ah oo wax looga qabto arimaha bini\u2019aadanimada ee ka taagan dalka Soomaaliya, gaar ahaan caruurta. Masuuliyinta ayaa sheegay in loo baahan yahay dhaqaalo gaaraya 20 Milyan oo doolar, oo wax looga qabanayo dadka ku dhibaateysan wadanka kasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16641","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16641","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16641"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16641\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16659,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16641\/revisions\/16659"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}