{"id":1662,"date":"2011-06-29T17:52:58","date_gmt":"2011-06-29T17:52:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1662"},"modified":"2011-06-29T17:52:58","modified_gmt":"2011-06-29T17:52:58","slug":"maxkamada-gobolka-hiiraan-ee-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-xukun-xad-ah-maanta-ku-riday-burcad-wadada-laga-soo-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/maxkamada-gobolka-hiiraan-ee-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-xukun-xad-ah-maanta-ku-riday-burcad-wadada-laga-soo-qabtay\/","title":{"rendered":"Maxkamada Gobolka Hiiraan Ee Mujaahidiinta Al Shabaab Oo Xukun Xad Ah Maanta Ku Riday Burcad Wadada Laga Soo Qabtay"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/images2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1663\" title=\"images\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/images2.jpg\" alt=\"\" width=\"203\" height=\"152\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Waraka Soomaaliya<\/p>\n<p>Xukunkaani ayaa maanta waxaa fuliyay qaadiga Maxkamada ku dhaqanka shareecada Islaamka ee gobolka Hiiraan waxaana ninkaani lagu soo qabtay isagoo ku guda jira falal burcadnimo ah oo u geysanayay dadka rayidka ah ee ku dhaqan gobolka Hiiraan<\/p>\n<p>Waxaana shaqsigaan maanta Maxkamada la horkeenay lagu xukamay xukunka tuugnimada ee Shareecada Islaamka waxaana xukunkaasi riday qaadiga Maxkamada oo soo daliil sanayay Aayado quraanka Kariimka ah iyo Axaadiistii laga soo wariyay Nabigeena Muxammada (SCW) waxayna Maxakamu ay ku riday in gacan iyo lug is dhaaf ah laga jaro eedeesanihii burcadka ahaa kaas oo Maxkamado ay ku fulisay ka dib xukunkii lagu riday<\/p>\n<p>Xillaagaa ayaa waxaa daawanayay burcadkii xukunka lagu fulinayay boqolaal dadweyne ah oo ka mid ah kuwa ku dhaqan Magaalada B\/weyne<\/p>\n<p>Ma ahan markii ugu horeysay oo xukun ceynkaano kala ah lagu fuliyo burcad dhibaato ku heysay dadka ku dhaqan gobolka<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><strong><em>\u00a0<\/p>\n<p><\/em><\/strong><\/span><\/p>\n<p><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/em><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waraka Soomaaliya Xukunkaani ayaa maanta waxaa fuliyay qaadiga Maxkamada ku dhaqanka shareecada Islaamka ee gobolka Hiiraan waxaana ninkaani lagu soo qabtay isagoo ku guda jira falal burcadnimo ah oo u geysanayay dadka rayidka ah ee ku dhaqan gobolka Hiiraan Waxaana shaqsigaan maanta Maxkamada la horkeenay lagu xukamay xukunka tuugnimada ee Shareecada Islaamka waxaana xukunkaasi riday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1662","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1662","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1662"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1662\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1665,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1662\/revisions\/1665"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1662"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1662"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1662"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}