{"id":16603,"date":"2013-07-21T16:52:01","date_gmt":"2013-07-21T13:52:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16603"},"modified":"2013-07-21T16:59:51","modified_gmt":"2013-07-21T13:59:51","slug":"qaraxyo-dhimasho-iyo-dhaawac-geystay-iyo-dilal-xalay-ka-dhacay-qeybo-ka-mid-ah-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/qaraxyo-dhimasho-iyo-dhaawac-geystay-iyo-dilal-xalay-ka-dhacay-qeybo-ka-mid-ah-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qaraxyo dhimasho iyo dhaawac geystay iyo dilal xalay ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Qarax-Muqdisho.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Qarax-Muqdisho.jpg\" alt=\"Qarax-Muqdisho\" width=\"640\" height=\"480\" class=\"alignleft size-full wp-image-16610\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Qarax-Muqdisho.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Qarax-Muqdisho-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Iyadoo maalmihii u dambeeyey uu sii xumaanayey amaanka magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay mar kale ka dhacay qeybo kala gedisan oo magaalada ka mid ah dilal iyo qaraxyo khasaare nafeed geystay.<br \/>\nWeerarka hore ayaa ka dhacay agagaarka isbitaalka SOS shalay casar-gaabkii markii kooxo bastoolado ku hubeysan ay toogasho ku dileen askari ka tirsanaa ciidamada dowlada Somalia.<br \/>\nSidoo kale, xalay fiidnimadii ayaa qaraxyo darandoori ah oo loo adeegsaday bam gacmeedyo waxaa lagu weeraray ciidamo ka tirsan dowlada oo ku sugnaa Suuqii Ceelgaabta gaar ahaan agagaarka bacadlaha Xamar-weyne, ciidamada ayaana ku jawaabay rasaas lama oga khasaaraha halkaas ka dhacay.<br \/>\nQarax Bamb oo khasaaro geystay ayaa isna ka dhacay Isgoyska Black Sea ee Magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxan Bambaano lagu waramay in lagu tuuray goob ay ku sugnaayeen dad shacab ah waxaana ka dhashay inta la xaqiijiyay dhimashada hal qof iyo dhaawaca ilaa 5 kale.<br \/>\nSidoo kale, waxaana jira qaraxyo ka dhacay degaano ay ka mid yihiin dayniile iyo meelo kale oo ka mid ah magaalada Muqdisho kuwaasoo aan la ogeyn khasaaraha ay geysteen, iyadoo habeen hore ay aheyd markii degaanka Siinka dheer lagu toogtay dhaqtar kaa howlgalayey isbitaal halkaas ku yaala.<br \/>\nTan iyo markii la guda galay bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa Magaalada Muqdisho waxaa ku soo batay Qaraxyada iyo Dilalka qorsheysan ee loo geysto Askarta dowlada iyo dad kale oo shacab ah, iyadoo illaa hadda aysan jirin talaabooyin lagu xoojinayo amanka oo ay qaaday dowlada Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo maalmihii u dambeeyey uu sii xumaanayey amaanka magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay mar kale ka dhacay qeybo kala gedisan oo magaalada ka mid ah dilal iyo qaraxyo khasaare nafeed geystay. Weerarka hore ayaa ka dhacay agagaarka isbitaalka SOS shalay casar-gaabkii markii kooxo bastoolado ku hubeysan ay toogasho ku dileen askari ka tirsanaa ciidamada dowlada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16603","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16603","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16603"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16603\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16611,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16603\/revisions\/16611"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16603"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16603"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16603"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}