{"id":16602,"date":"2013-07-21T16:54:52","date_gmt":"2013-07-21T13:54:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16602"},"modified":"2013-07-21T17:11:04","modified_gmt":"2013-07-21T14:11:04","slug":"dowlada-ethiopia-oo-sheegtay-in-ay-xoojinayso-taageerada-dowladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/dowlada-ethiopia-oo-sheegtay-in-ay-xoojinayso-taageerada-dowladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dowlada Ethiopia Oo sheegtay in ay Xoojinayso Taageerada Dowladda Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Hailemariam-Desalegn3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Hailemariam-Desalegn3.jpg\" alt=\"Hailemariam-Desalegn3\" width=\"393\" height=\"294\" class=\"alignleft size-full wp-image-16624\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Hailemariam-Desalegn3.jpg 393w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Hailemariam-Desalegn3-300x224.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 393px) 100vw, 393px\" \/><\/a>Ra\u2019iisul Wasaaraha dowlada Ethiopia Hailemariam Dessalegn ayaa Sheegay in dowladiisu ay xoojinayso taageerada ay la garab Taagantahay dowladda Federaalka Soomaliya, si Nabad iyo Xasilooni loogu soo dabaalo dalka Soomaaliya.<br \/>\nRaysulwasaaraha Ethiopia Hailemariam ayaa sheegay kadib kulamo uu la qaatay Wasiirka gaashaandhiga Soomaliya Cabdi Xakiin Xaaji Max\u2019ud Fiqi Magaalada Addis-Ababa ee xarunta dalka Ethiopia in Dowladdiisa ay taageero hiil iyo hooba la garab taagantahay Dowlada Federaalka ee Soomaliya.<br \/>\nDhanka kale Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda Ethiopia oo Ka qeyb galay kulanka uu la qaatay Wasiirka gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya ayaa  xaqiijiyay in Ciidamada Ethiopia ka baxayaan dalka Soomaaliya.<br \/>\nWasiirka gaashaandiga Soomaliya C\/xakiin Xaaji Max\u2019ud oo isna dhankiisa  la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ra\u2019isal Wasaaraha Ethiopia  ay kulankooda diirada ku saareen Xiriirka labo  geesoodka ah ee ka dhaxeeya labada wadan.<br \/>\nCabdi Xakiim Xaaji  fiqi ayaa intaasi ku daray in ay kawada Hadleen Ra\u2019usul WasaarahaEthiopia sidii loo cirib tiri lahaa Xarakada Al-Shabab ee ka dagaalanta gudaha dalka Soomaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha dowlada Ethiopia Hailemariam Dessalegn ayaa Sheegay in dowladiisu ay xoojinayso taageerada ay la garab Taagantahay dowladda Federaalka Soomaliya, si Nabad iyo Xasilooni loogu soo dabaalo dalka Soomaaliya. Raysulwasaaraha Ethiopia Hailemariam ayaa sheegay kadib kulamo uu la qaatay Wasiirka gaashaandhiga Soomaliya Cabdi Xakiin Xaaji Max\u2019ud Fiqi Magaalada Addis-Ababa ee xarunta dalka Ethiopia in Dowladdiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16602","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16602"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16628,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16602\/revisions\/16628"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}