{"id":16571,"date":"2013-07-20T14:44:08","date_gmt":"2013-07-20T11:44:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16571"},"modified":"2013-07-20T15:45:55","modified_gmt":"2013-07-20T12:45:55","slug":"qaramada-midoobay-oo-ku-edeysay-shirkadda-facebook-in-ay-ka-jawaabi-weysay-codsi-ay-u-gudbisay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/qaramada-midoobay-oo-ku-edeysay-shirkadda-facebook-in-ay-ka-jawaabi-weysay-codsi-ay-u-gudbisay\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay Oo ku edeysay shirkadda Facebook in ay ka jawaabi weysay Codsi ay u gudbisay."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Facebook-Logo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Facebook-Logo.jpg\" alt=\"Facebook-Logo\" width=\"1280\" height=\"720\" class=\"alignleft size-full wp-image-16572\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Facebook-Logo.jpg 1280w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Facebook-Logo-300x168.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Facebook-Logo-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/a>Qubaro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa cabasho u Gudbiyay Golaha Ammaanka in facebook uu diiday in uu ka Jawaabo Su\u2019aalo ku saabsan afduubyada Maraakiibta kaasoo looga shaki qabo in lagu maareeyo Baraha Bulshada kuwooda lagu wada Xiriiro sida Facebooka.<br \/>\nWarbixin Cusub oo ay soosaareen Qubaro indha indheeya Cunaqabateynta Hubka ee Saaran Soomaaliya iyo waliba Cunaqabataynta  saaran Burcadbadeeda iyo Xarakada Al-Shabaab, ayaa sheegay in facebook uu diiday inuu ka jawaabo Su\u2019aalo ay wiidiiyeen kooxda la socodka Xayiraadaha Saaran Soomaaliya.<br \/>\nBaarayasha Cunqabataynta Qaramada midoobay ee saaran Soomaaliya ayaa sheegay in ka ganacsiga Burcadbadeednimada  Soomaaliya ay taageeraan dad Dambiilayaal ah kuwaasoo ay ka danbeeyaan ganacsatada, Siyaasiinta iyo  Shaqaalaha gargaarka kuwaasoo ka danbeeya Burcadbadeeda Soomalida, islamarkaana u Isticmaala  Shaqooyinkooda caaadiga ah Internetka si ay ugu fududaato isku xirnaanshaha Midba mid ka kale ayaa lagu yiri warbixinta.<br \/>\nKooxda la socodka xayiraadaha qaramada midoobay ayaa ka Codsatay Shirkada leh facebook in ay kawada hadlaan arimo ku Saabsan ciwaannadda ay lee yihiin Shaqsiyaadka isticmaala Facebooka kuwaasoo ku lug leh Afduubyada maraakiibta iyo dadka kale ee caadiga ah.<br \/>\nQubaradda ayaa ku sheegay  warbixinta ay u gudbiyeen Golaha Amaanka in ay la leeyihiin wada shaqayn joogta ah Shirkado kale oo gaar loo leeyahay ayna ka fuliyaan Baaritaanadooda la Xariira wararka laysku waydaarsado Baraha Bulshada.<br \/>\nShirkada iskaleh Facebooka ayaanan wali wax  jawaab ah ka Bixin Warbixinta ay soosaartay Kooxda lasocodka Xayiraadaha Saaran soomaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qubaro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa cabasho u Gudbiyay Golaha Ammaanka in facebook uu diiday in uu ka Jawaabo Su\u2019aalo ku saabsan afduubyada Maraakiibta kaasoo looga shaki qabo in lagu maareeyo Baraha Bulshada kuwooda lagu wada Xiriiro sida Facebooka. Warbixin Cusub oo ay soosaareen Qubaro indha indheeya Cunaqabateynta Hubka ee Saaran Soomaaliya iyo waliba Cunaqabataynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16571","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16571","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16571"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16571\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16573,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16571\/revisions\/16573"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16571"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16571"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16571"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}