{"id":16528,"date":"2013-07-20T02:56:43","date_gmt":"2013-07-19T23:56:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16528"},"modified":"2013-07-20T02:56:43","modified_gmt":"2013-07-19T23:56:43","slug":"q-midoobey-oo-barlamaanka-soomaaliya-uga-digtey-in-uu-meelmariyo-xeer-kastoo-ay-diidanyihiin-saxafiyiinta-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/q-midoobey-oo-barlamaanka-soomaaliya-uga-digtey-in-uu-meelmariyo-xeer-kastoo-ay-diidanyihiin-saxafiyiinta-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Q.midoobey oo barlamaanka soomaaliya uga digtey in uu meelmariyo xeer kastoo ay diidanyihiin saxafiyiinta soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p>Golaha amaanka qaramada midoobay ayaa ka hadlay xeerka saxaafadda oo xukuumadda somalia ay dhawaan sheegtay inay ansixiyeen nidaamkaas.<\/p>\n<p>   Wasiirka warfaafinta dowladda somalia C\/laahi Ciilmooge ayaa dhawaan horkeeyay golaha wasiirada xeer saxafadeed isla markaasna ay an sixiyeen xeerkaas.<\/p>\n<p> Xeerkaan ayaa ah mid xorriyadda ka qadaya warbaahinta madax banaan iyadoo qeybaha saxaafadda gudaha iyo dibadda ay si weyn u cambaareeyeen xeerkan saxaafadda.<\/p>\n<p> Qaramada midoobay ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay ku biirisay cambaaren ansixinta wasiirada ay meelmariyeen sharciga warbaahinta islamarkaasna ugu baaqday Baarlamanka inaysan ansixin xeerka muranka dhaliyay oo ay dowladda ku doonaysay inay ku afduubato xorriyadda saxaafadda dalka. <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha amaanka qaramada midoobay ayaa ka hadlay xeerka saxaafadda oo xukuumadda somalia ay dhawaan sheegtay inay ansixiyeen nidaamkaas. Wasiirka warfaafinta dowladda somalia C\/laahi Ciilmooge ayaa dhawaan horkeeyay golaha wasiirada xeer saxafadeed isla markaasna ay an sixiyeen xeerkaas. Xeerkaan ayaa ah mid xorriyadda ka qadaya warbaahinta madax banaan iyadoo qeybaha saxaafadda gudaha iyo dibadda ay si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16528","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16528","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16528"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16528\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16531,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16528\/revisions\/16531"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16528"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16528"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16528"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}