{"id":16511,"date":"2013-07-18T16:23:00","date_gmt":"2013-07-18T13:23:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16511"},"modified":"2013-07-18T16:25:47","modified_gmt":"2013-07-18T13:25:47","slug":"nusoj-oo-ku-eedeysay-dhaawaca-labo-wariye-loogu-gaystay-kismaayo-jabhadda-raaskambooni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/nusoj-oo-ku-eedeysay-dhaawaca-labo-wariye-loogu-gaystay-kismaayo-jabhadda-raaskambooni\/","title":{"rendered":"NUSOJ oo ku eedeysay Dhaawaca Labo Wariye loogu gaystay Kismaayo Jabhadda Raaskambooni."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Pakistan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Pakistan.jpg\" alt=\"Pakistan\" width=\"554\" height=\"416\" class=\"alignleft size-full wp-image-16515\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Pakistan.jpg 554w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Pakistan-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 554px) 100vw, 554px\" \/><\/a>Maxamed Ibraahin Pakistan oo ah xoghayaha guud ee garab kamid ah NUSOJ ayaa cambaareeyay dhaawac shalay loogu gaystay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose Labo Wariye oo ka howlgali jiray magaaladaas.<br \/>\nWariyayaashaan la dhaawacay oo lagu kala magacaabo  Maxamed Faarax Sahal  iyo Mascuud C\/laahi Aadan ayaa waxay u shaqeen jireen idaacadaha Goob joog iyo Dalsan oo ku yaallo magaalada Muqdisho.<br \/>\nLabadaan Wariye ayaa markii la dhaawacayay waxay kusii jeedeen goob shalay qarax lagula beegsaday ciidamada Kenya oo looga gubay hal gaari isla markaasna ay qasaaro kasoo gaartay.<br \/>\nMaxamed Ibraahin Bakistan oo ah Xog-hayaha garab kamid ah Nusoj ayaa ku eedeyay Weerarka dhaawaca ah ee loo gaystay wariyaashaas inay ka dambeeyaan maamulka Axmed Madoobe oo ay ku eedeynayaan dhaawaca loo gaystay labadaas wariye.<br \/>\nWararka ayaa sheegay in Askari ka tirsan ciidamada maamulka Jubaland uu rasaas ku furay gaari ay la socdeen labadaan wariye waxaana gaariga uu kusii jeeday meel aan ka fogeen halka qaraxa lagula beegsaday ciidamada Kenyaanka ee gudaha magalada Kismaayo.<br \/>\nDhaqaatiirta ayaa sheegay inay waxbo ka qaban karin dhaawaca mid kamid ah labada wariye kaas oo lagu magacaabo Mascuud C\/laahi Aadan oo la shaqeeya Radio Dalsan waxaana xabadda ay ugu dhacday lafta dhabarka halka wariyaha kale Maxamed Faarax Sahal isaga ay ku guulaysteen dhaqaatiirta inay xabadaha kasoo saaraan.<br \/>\nSi kastaba Maxamed Ibraahin Pakistan eedeynta uu ku eedeyay Maamulka Jubbaland Dhaawaca loo gaystay labadaas Wariye ma jiro war taageeraya oo ku aadan arrintaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamed Ibraahin Pakistan oo ah xoghayaha guud ee garab kamid ah NUSOJ ayaa cambaareeyay dhaawac shalay loogu gaystay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose Labo Wariye oo ka howlgali jiray magaaladaas. Wariyayaashaan la dhaawacay oo lagu kala magacaabo Maxamed Faarax Sahal iyo Mascuud C\/laahi Aadan ayaa waxay u shaqeen jireen idaacadaha Goob joog iyo Dalsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16511","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16511","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16511"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16511\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16516,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16511\/revisions\/16516"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}