{"id":16485,"date":"2013-07-18T15:13:53","date_gmt":"2013-07-18T12:13:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16485"},"modified":"2013-07-18T15:13:53","modified_gmt":"2013-07-18T12:13:53","slug":"xubno-ka-tirsan-barlamanka-oo-safar-ku-jiray-ingiriiska-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/xubno-ka-tirsan-barlamanka-oo-safar-ku-jiray-ingiriiska-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay\/","title":{"rendered":"Xubno ka tirsan Barlamanka oo Safar ku jiray Ingiriiska oo dalka Dib ugu Soo Laabtay."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/3.jpg\" alt=\"3\" width=\"640\" height=\"480\" class=\"alignleft size-full wp-image-16491\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/3.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/3-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Waxaa saakay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde International Airport kasoo degay wafdi uu hogaaminayay Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee barlamanka Mahad Cabdalla Cawad oo dhawaanahan safar ugu  maqnaa dalka Ingiriiska.<br \/>\nSafarka Guddomiye xigeenka 2-aad Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxaa ku wehliyay Xubno ka tirsan barlamaanka somalia kuwaas oo howlo shaqo ku aaday dalka Ingiriiska.<br \/>\nWafdigaan ayaa markii ay soo gaareen garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde si diiran ugu soo dhaweeyay Xildhibaano kale iyo mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda somalia.<br \/>\nGuddoomiye ku xigeenka ayaa warbaahinta kula hadlay garoonka Diyaaradah Aadan Cadde wuxuna ka warbixiyay safarkii uu ku tagay dalka ingiriiska iyo kulamo uu lasoo qaatay madax ka tirsan  Barlamanka ingiriiska iyo hishiisyo ay lasoo galeen dhigooda Ingiriiska.<br \/>\nMudanayashan Barlamanka ee uu horkayay Gudoomiye ku xigeenka 2-aad barlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa intii ay jooogen Britain waxay kulamo la yeesheen Jaaliyadaha somaliyeed ee ku sugna dalkaas.<\/p>\n<p>Wafdigan ka socday Baarlamanka Soomaaliya oo booqasho ku tegay dalka Ingiriiska ayaa waxa muddadii ay joogeen Britain ay kulamo la qaateen jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saakay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde International Airport kasoo degay wafdi uu hogaaminayay Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee barlamanka Mahad Cabdalla Cawad oo dhawaanahan safar ugu maqnaa dalka Ingiriiska. Safarka Guddomiye xigeenka 2-aad Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxaa ku wehliyay Xubno ka tirsan barlamaanka somalia kuwaas oo howlo shaqo ku aaday dalka Ingiriiska. Wafdigaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16485","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16485","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16485"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16495,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16485\/revisions\/16495"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}