{"id":16473,"date":"2013-07-18T15:05:54","date_gmt":"2013-07-18T12:05:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16473"},"modified":"2013-07-18T15:05:54","modified_gmt":"2013-07-18T12:05:54","slug":"rag-lagu-tuhmayo-inay-ka-dambeyen-dilka-guddoomiye-ku-xigeenkii-yaaqshiid-oo-gacanta-lagu-soo-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/rag-lagu-tuhmayo-inay-ka-dambeyen-dilka-guddoomiye-ku-xigeenkii-yaaqshiid-oo-gacanta-lagu-soo-dhigay\/","title":{"rendered":"Rag lagu tuhmayo inay ka dambeyen dilka Guddoomiye ku xigeenkii Yaaqshiid oo Gacanta lagu soo dhigay."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Rahma.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Rahma.jpg\" alt=\"Rahma\" width=\"387\" height=\"283\" class=\"alignleft size-full wp-image-16476\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Rahma.jpg 387w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Rahma-300x219.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 387px) 100vw, 387px\" \/><\/a>Maamulka degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dil xalay kooxo hubeysan u geysteen gudoomiye-xigeenkiii degmadaas Raxmo Daahir.<br \/>\nGudoomiyaha degmada Yaaqshiid Muxyadiin Xasan Jurus ayaa sheegay in ku-xigeenkiisa Raxmo Daahir oo ka soo rawaxday shaqada xalay maqribkii lagu dilay agagaarka hoygeeda.<br \/>\n \u201cMarkii ay ka degtay gaari lagu geeyey hoygeeda agtiisa, gaarigiina dhaqaaqay ayaa inta aysan gelin guriga waxaa rasaas ku boobay rag bastoolado ku hubeysan, istaafkeediina guriga ayey ku jireen halkaas ayey ku dhimatay ILAAHAY ha u naxariisto\u201d ayuu intaa ku daray gudoomiyaha degmada Yaaqshiid.<br \/>\nMuxyadiin Xasan Jurus ayaa sidoo kale sheegay in kooxaha dilka geystay oo labo nin ka koobnaa ay markii hore baxsadeen hase ahaatee ay markii dambe soo qabteen ciidamo ka tirsan dowlada iyo shacabka degaanka oo eryaday haatana ay ku xiran yihiin xabsiga.<br \/>\nGudoomiyaha degmada Yaaqshiid Muxyadiin Xasan Jurus ayaa sheegay ineysan dilalka noocan ah iyo hanjabaada noocan ah aysan u hakin doonin howlaha ay u hayaan bulshada degmadaas isagoo xusay iney ka adkaan doonaan kooxaha dilalka geysanaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dil xalay kooxo hubeysan u geysteen gudoomiye-xigeenkiii degmadaas Raxmo Daahir. Gudoomiyaha degmada Yaaqshiid Muxyadiin Xasan Jurus ayaa sheegay in ku-xigeenkiisa Raxmo Daahir oo ka soo rawaxday shaqada xalay maqribkii lagu dilay agagaarka hoygeeda. \u201cMarkii ay ka degtay gaari lagu geeyey hoygeeda agtiisa, gaarigiina [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16473","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16473","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16473"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16473\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16480,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16473\/revisions\/16480"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16473"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}