{"id":16472,"date":"2013-07-18T15:10:52","date_gmt":"2013-07-18T12:10:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=16472"},"modified":"2013-07-18T15:13:47","modified_gmt":"2013-07-18T12:13:47","slug":"dowladda-oo-sheegtay-inay-sugeen-amaanka-deeganada-ay-baneeyeen-ciidanka-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/07\/dowladda-oo-sheegtay-inay-sugeen-amaanka-deeganada-ay-baneeyeen-ciidanka-ethiopia\/","title":{"rendered":"Dowladda oo sheegtay inay sugeen Amaanka deeganada ay baneeyeen Ciidanka Ethiopia."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Gen.-Cabdirisaaq.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Gen.-Cabdirisaaq.jpg\" alt=\"Gen.-Cabdirisaaq\" width=\"500\" height=\"333\" class=\"alignleft size-full wp-image-16486\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Gen.-Cabdirisaaq.jpg 500w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Gen.-Cabdirisaaq-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Gen.-Cabdirisaaq1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Gen.-Cabdirisaaq1.jpg\" alt=\"Gen.-Cabdirisaaq\" width=\"500\" height=\"333\" class=\"alignleft size-full wp-image-16487\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Gen.-Cabdirisaaq1.jpg 500w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/07\/Gen.-Cabdirisaaq1-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a>General C\/risaaq Qaliif Cilmi oo ah Abaanduulaha ciidamada militariga dalka Somalia ayaa sheegay inay ciidamadooda ku guulaysteen sugidda amaanka goobaha ay baneeyenciidamada Ethiopian-ka ee dhawaan isaga baxay Baydhabo.<br \/>\nTaliye ku xigeenka Militariga somalia C\/risaq Qaliif Cilmi ayaa sheegay in ciidamada Ethiopia ee ka baxay gobolka Baay ay sii joogidoonaan qeybo ka mid ah gobolka Bakool,  isagoo xusay inuu jiridoono xiriir iyo wadashaqeyn buuxda oo ay la leeyihiin ciidamada Ethiopia.<br \/>\nAbaanduulaha ayaa hoosta ka xariiqay in ka bixitaanka ciidamada Ethiopia ee Baydhabo uusan saameyn ku yeelandoonin ammaanka guud ee gobolka wuxuuna hoosta ka xariiqay in qorshaha socda uu yahay sidii la isugu furi lahaa waddada isku xirta gobollada Gedo iyo Baay.<br \/>\nDhawaan ayay ahayd markii ciidamada dowladda iyo kuwa Amisom ay sheegeen inay la wareegeen saldhigyadii ay baneeeyeen ciidamada Ethiopian-ka ee magaalada Baydhabo kuwaas oo dhawaan isaga baxay magaladaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>General C\/risaaq Qaliif Cilmi oo ah Abaanduulaha ciidamada militariga dalka Somalia ayaa sheegay inay ciidamadooda ku guulaysteen sugidda amaanka goobaha ay baneeyenciidamada Ethiopian-ka ee dhawaan isaga baxay Baydhabo. Taliye ku xigeenka Militariga somalia C\/risaq Qaliif Cilmi ayaa sheegay in ciidamada Ethiopia ee ka baxay gobolka Baay ay sii joogidoonaan qeybo ka mid ah gobolka Bakool, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-16472","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16472","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16472"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16472\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16492,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16472\/revisions\/16492"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16472"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16472"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16472"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}