{"id":1646,"date":"2011-06-28T18:54:40","date_gmt":"2011-06-28T18:54:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1646"},"modified":"2011-06-28T18:54:40","modified_gmt":"2011-06-28T18:54:40","slug":"baarlamaanka-calooshood-u-shaqeestayaasha-tfg-da-ayaa-maanta-ansixiyay-rwaasaaraha-cusub-ee-soomaali-american-ka-cwali-maxamed-cali-gaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/baarlamaanka-calooshood-u-shaqeestayaasha-tfg-da-ayaa-maanta-ansixiyay-rwaasaaraha-cusub-ee-soomaali-american-ka-cwali-maxamed-cali-gaas\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Calooshood U Shaqeestayaasha TFG-da Ayaa Maanta Ansixiyay R\/Waasaaraha Cusub ee Soomaali American-ka C\/Wali Maxamed Cali Gaas"},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"font-size: medium;\"><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/baarlamaanka_somalia1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1648\" title=\"baarlamaanka_somalia1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/baarlamaanka_somalia1.jpg\" alt=\"\" width=\"226\" height=\"170\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><\/strong><\/span><\/strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">\u00a0<\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">\u00a0<\/p>\n<p>\u00a0<\/p>\n<p>Ka dib kulan ay maanta ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka Barlamaanka Calooshood ushaqeestayaasha TFG-da uuna shir Guddoominayay Qaa&#8217;n Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa waxaa lagu ansixiyay R\/Wazaaraha Cusub ee Soomaali American-ka C\/Wali Maxamed Cali Gaas.<\/p>\n<p>Waxaana kulankaasi ka qeyb galay Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyo Taliye ku Xigeenka Ciidamada Shisheeye ee duullaanka Muqdisho ku Jooga.<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p>Madaxweyne Shariifka Soomaaliya oo halkaasi ka hadlay ayaa ku sasabay Baarlamaanka TFG-da in la horkeeni doono Heshiiskii Qiyaanada ahaa ee labada Shariif ay ku gaareen Kambaala<\/p>\n<p>Kulankan ayaa la sheegay inay ka qeyb galeen 444 Xildhibaan Waxaana cod loo qadaay R\/Wasaaraha Cusub ee Soomaali American-ka C\/Wali Maxamed Cali Gaas.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii codadkii uu helay R\/wasaaraha Cusub waxaa ku dhawaaqay Qaa&#8217;inka Shariif Xasan Shiikh Aadan isagoona sheegay in 437 Xildhibaan oo calooshood ushaqeestasyaal ah ay u codeeyeen R\/Wasaaraha Cusub<\/p>\n<p>Waxaana halkaasi lagu dhaariyay R\/Wasaaraha Cusub ee Soomaali American-ka C\/Wali Maxamed Cali Gaas.<\/p>\n<p>Tan iyo Markii shariif jabuuti lagu soo doortay ayaa R\/Wasaarihii Afraad La Ansixiyay.<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/em><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><\/strong><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya \u00a0 \u00a0 \u00a0 Ka dib kulan ay maanta ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka Barlamaanka Calooshood ushaqeestayaasha TFG-da uuna shir Guddoominayay Qaa&#8217;n Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa waxaa lagu ansixiyay R\/Wazaaraha Cusub ee Soomaali American-ka C\/Wali Maxamed Cali Gaas. Waxaana kulankaasi ka qeyb galay Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyo Taliye ku Xigeenka Ciidamada Shisheeye ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1646","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1646","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1646"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1646\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1652,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1646\/revisions\/1652"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1646"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1646"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1646"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}